Mastiko Channel

Mastiko Channel

Share

A young man who loves exploring | Young traveller | Adventure 🏕️

24/09/2026
24/09/2026

Togii Masala-Aduun🏞️

21/09/2026

Mid kamida Meelaha ugu wax-soosarka Badan Dalka Ethiopia 🇪🇹 | God-cusbo Muuqalo Qurux Badan Ayaan idinka Soo wadaa Dhawaan🌁🔥👊

11/09/2026

Happy new year 2019 🎊
May this Ethiopian New year bring peace Happiness and Success to you and your family🎇🧨

WAA SIDEE NOLOSHA JARATI 27/08/2026

Waakan Muuqalka Jarati Oo Dhamaystiran Soo Daawo⬇️🔥

WAA SIDEE NOLOSHA JARATI Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

27/08/2026

Waxaan idinka Soo diyaariyay Muuqal ku Saabsan Nolosha Magalada Jarati Bogeena YouTube kasoo Daawo | Mastiko Channel

Photos from Mastiko Channel's post 27/08/2026

Magaalada Jarati waa mid ka mid ah magaalooyinka muhiimka ah ee Gobolka Afdheer, gaar ahaan dhinaca wax-soo-saarka iyo dhaqaalaha deegaanka. Jarati waxay caan ku tahay xoolaha nool, beeraha iyo wax-soo-saarka deegaanka, taas oo ka dhigaysa meel muhiim u ah nolosha iyo ganacsiga bulshada.

Waxaan idinka Soo diyaariyay Muuqal ku saabsan Nolosha Magalada Jarati Barteena YouTube kasoo Daawo | Mastiko Channel

Photos from Mastiko Channel's post 27/08/2026

Chereti Afder

26/08/2026

Muuqaalkan Oo Dhamaystiran YouTube kasoo dawada guys ❤️🙏🏻 | Mastiko Channel

Website

Address

Addis Ababa