Oday cadaado
alle kacabso aad badbaadide Warbaahin la hubo Maamus Som Tv
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqanaya taliska qaybta guud Gorgor halkaas oo guutada 21aad lagu wareejiyay gaadiid gaashaaman.
Abgaalka Ceel-Dheer iyo Ceel-Baraf ayaa kala geystay laba dhacdo oo kala duwan, rag ayaa fakiyay nin ay qabteen, halka kuwa kale Askari Qaran nafta
Dhaafiyeen…seemore
10/09/2026
Abtiyaalow asagoo leh ayeey qasheen
Waxaan maqlijiray abti waa hooyo oo aan naaslaheeyn maxeey ahaayeen kuwaan
Alle haunaxariisto marxuumka
Shiiq mustafe
09/09/2026
Farsamo ayaa laisdheeryahay.
Dagaalkii cali gacal iyo xaaf bur bur ayaa kadanbeeyay.
Lkn dagaalkii qoor qoor iyo cali gacal marxabeen iyo heshiis ayaa kadanbeeyey
Dugsiga Tababarka Balidoogle iyo ciidanka Kumaandooska Danab.
Bilowga Robabka dayrta ayaa galabtay si wanaagsan ka da.ay Duleedka deegaanka Ceeldibir ee gobalka mudug galmudug
GALKACYO: AUN Nabadoon/Ganacsade Axmed Yuusuf Haamay ayaa lagu dilay afaafka h**e ee goobtiisa ganacsi, xilli uu u socday salaadda Maqrib. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dilka loo malaynayo inuu salka ku hayo aano qabiil.
08/09/2026
" ~Miiraale roob iyo alloow, mayaygu
noo hooro
~ Oo maalku naga gaaxdo oo, maqashu
yawlayso
~ Oo meeshi aan seexan jiray, daadku
mulacyeeyo🤲🤲🤲
Category
Website
Address
Adado
252