Arladi Disabilities Rights Development Organization
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arladi Disabilities Rights Development Organization, Non-Governmental Organization (NGO), Southwest state of somalia, Baydhabo.
05/09/2026
30/08/2026
Guddoomiyaha ururka hormarinta iyo xuquuqda naadafada ee ARLADI, Mudane Maxamuud Yacquub, ayaa booqasho wacyigelin ah ku tagay qaar ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee magaalada Baydhabo.
Booqashadan ayaa diiradda lagu saaray wacyigelinta bulshada, ilaalinta dadka nugul iyo dadka naafada ah, gaar ahaan xilligan oo la saadaalinayo roobab xooggan iyo fatahaado ka dhalan kara saameynta El Niño.
Mudane Maxamuud Yacquub ayaa bulshada kula wadaagay muhiimadda ay leedahay in la qaato tallaabooyin ka hortag iyo diyaar-garow ah, iyadoo si gaar ah loo tixgelinayo baahiyaha dadka naafada ah, carruurta, haweenka iyo dadka kale ee nugul.
“Xuquuqda dadka naafada ah waa xuquuqda aadanaha. Qof walba wuxuu xaq u leeyahay badbaado, sharaf iyo fursad loo siman yahay.”
Arladi Disabilities Rights Development Organization waxay sii wadi doontaa dadaallada ku aaddan difaaca xuquuqda dadka naafada ah, wacyigelinta bulshada iyo horumarinta bulsho loo dhan yahay.
29/08/2026
Arladi Disabilities
Inclusion Forum
12/08/2026
12/08/2026
05/08/2026
With Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
Website
Address
Baydhabo
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |