Fc Rizaala team
Somalia
09/02/2025
DegmaDii RizaaLa Fc
Dress cusub ee teamka 2025 soo bandhigay Heerka aFaraad ee degmaDa rizaaLa
Horumar balaaran iyo guuLo farabadan idiin rajeenayaa dhaLinyaRo
23/12/2024
DEG. RizaaaLa Fc
DhalinyarTa heerka AfaraaD ee degmada rizaaLa oo
Safar gaaban ku gaaray degaanka kalabayR dresskooda cusub kusoo bandhiGay kuLan qurux badan dhalinyarta iyo reamkaba soowada qaateen ugu danbyn si qurux badan uuGu soo dhamaaDay dhalinyaRo horumar intaa kasii ballaaaran iyo mustaqbaL qurux badan idiin rajeenaynaa DadaaLa GuuL dhamaan taageerayaasHa DegmaDa RizaaLa
Pageka follow love iyo commenT ku booba zxbyaaL
GuuL marwalba Dhamaan Deg.RizaaLa💙🤍
Category
Website
Address
Boosaaso
9080