GaadhsiyeTech
Waa shirkada samaysan electronic noocyada kala duwan sida mobile laptop iyo dolor iyo adeegyo kale badan
11/07/2026
new lcd oled screen orginal...iphone X -16 pro max
10/07/2026
SERVICES SERVERS ONLINE
_*⤹ 📌FRP
> ♻️SAMSUNG
> ♻️REALME
> ♻️ONEPLUS
> ♻️XIAOMI
> ♻️MOTOROLA
> ♻️INFINIX
> ♻️ITEL
> ♻️ASUS
> ♻️NOKIA/HMD
> ♻️HUAWEI
> ♻️HONOR
> ♻️OPPO
> ♻️LG
_*⤹ ⚙️MDM
> ♻️SAMSUNG
> ♻️INFINIX
> ♻️REALME
> ♻️MOTOROLA
> ♻️APPLE / IPHONE
> ♻️XIAOMI
_*⤹ 🔥XIAOMI SERVICES
> ♻️MI ACCOUNT DEFINITIVO
> ♻️MI ACCOUNT
> ♻️ GOOGLE (FRP)
_*⤹ 🔥REALME*_
> ♻️GOOGLE (FRP)
_*⤹ 🍏SERVIÇe APPLE
> ♻️BYPASS IPHONE
> ♻️PASSCOD 5S / X
29/06/2026
iphone 11 charging flex waa inoo diyaar
29/06/2026
iphone charging flex waa inoo diyaar
27/06/2026
iPhone icons
26/05/2026
Ciid Mubaarak
Munaasibadda barakaysan ee Ciidul-odxada awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland ee ku nool gaar ahaan reer Togdheer waxaan leeyahay farxad iyo caafimaad ku ciida.
Waxaan Alle ka baryayaa inuu inoo adkeeyo nabadgelyada iyo wadajirka, raxmaddiisana innagu gallado, abaarahana inaga soo jabiyo.
24/04/2026
Midowga Yurub ayaa soo saaray xeerar cusub oo lagu xoojinayo adkeysiga iyo dayactirka taleefannada gacanta inta u dhaxaysa Juun 2025 ilaa Febraayo 2027, iyadoo ujeedadu tahay in la dheereeyo cimriga aaladaha elektaroonigga ah. Laga bilaabo Febraayo 2027, shirkadaha waxaa lagu qasbi doonaa inay soo saaraan taleefanno ay dadka isticmaala laftoodu baytariga ka beddeli karaan iyagoon u baahannayn xarumo gaar ah, sidoo kale baytariadu waa inay sii haystaan 80% awoodooda ka dib 800 oo wareeg oo kuleeti ah.
Xeerkan ayaa sidoo kale faraya shirkadaha inay bixiyaan agabka dayactirka muddo 10 sano ah, iyadoo la filayo in isbedelladani ay saameyn caalami ah ku yeelan doonaan suuqa maadaama shirkadaha waaweyn sida Apple ay u badan tahay inay midayn doonaan nashqada taleefannadooda adduunka oo dhan si ay ugu hoggaansamaan shuruudahan adag.
22/04/2026
Gaadhsiiye flex all iphone
Category
Website
Address
Burco
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 21:30 |
| Tuesday | 07:00 - 21:30 |
| Wednesday | 07:00 - 21:30 |
| Thursday | 07:00 - 21:30 |
| Saturday | 07:00 - 21:30 |
| Sunday | 07:00 - 21:30 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when GaadhsiyeTech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.