Ina Xaydle
follow up
Soomaliland xaduudo makala laha ee Soo dhawaada . Madaxwayne Ciro
GOBOLKA SOOL AMA CAYNABA MA FAHIIMA QUUJAA US QAABIL SANA KALA SHAADHYNTA SHAQAALAHA SSOOXARYSATA SHAQOOYINKA EILEEN LAMA SHEEGIN JAAMACAD QAABIL SANE
Ninja maalinbuu qadeeyaaye ma qadadiibaaa la is fahmi waayay Khadar Samokaab
24/08/2026
Xafladda Shaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad dugsiyadeedka 2025-2026 ee fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe iyo fasallada afraad ee dugsiga sare ayaa maalinta berri ah ee ay taariikhdu tahay 25 August 2026, si rasmi ah lagaga dhawaaqi doonaa xarunta xafiiska imtixaanaadka Qaranka gobollada Bari ee magaalada Burco ee gobolka Togdheer.
Madaxda xafiiska Imtixaannaadka Qaranka JSL iyo Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Saynisku, waxay ardeyda u rejaynayaa natiijo fiican iyo guul ay ka gaadhaan imtixaanka shahaadiga ah.
Allaa Mahad Leh.
Ciro ooo jabiyay dastuurkii
(ISHA)
Sheikh must've oo ka waramaya cafimaadka m.a❤️🔥
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Ina Xaydle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.