Eng. MC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng. MC, Politician, Gaalkacyo.
horta doorashada haba lagu laabtee soo shaqaalihii iyo gudigii awal horey usoo qabtey qaban maayaan maxaa isbadalaya ๐
Madaxweynaha waaba ehulu qeyr markii uu yimid galkacyo magaalku qabow ayuuba noqdey ๐ ๐
15/08/2026
galmudug. Sanadkaan mudug ayaa matashey
15/08/2026
Hambalyo sxp sare moha mowlid aad ayaan ugu faraxsanahay guusha aad soo howsay reer wisileed sanadadaan waxey qorayaan guulo taariiqiya Hambalyo sxp
03/08/2026
Hambalyo xildhibaanayaal waxaad xaqiijiseen guul taariiqi ah
02/08/2026
Madaxweyne liiban shantaan sano hormaro waa weyn ayaa laga filayaa