caymo

caymo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from caymo, Education Website, Garowe.

25/04/2026

πŸš¨πŸš¨π‘π€π’πŒπˆ: Ciyaaryahan Maan Dheereye ayaa kasoo muqanaya Casumada Qardho ka dib marki lasoo gabagabeyey wadahadalkisa koobka Casumadah Gobalada Punland.

waxa uu saka si Rasmi ah u yimid Tababarka Kooxda Ciyaaryahankan Horay ugala soo gulaystay Champenka Gobalada Puntland xulka Gobalka Nugaal si lamida Kula Gulaystay Horyalka Puntland Kooxda wasarada Maliyada Ex-Homboboro.

04/11/2025

Soomaalida Maraykanka oo si mug iyo miisaan leh u taageeray Omar Fateh iyadoo hada loo taaganyahay codbixintii, Kawther H Musa oo ka mid ah dadka aqoonta durugsan u leh doorashooyinka dalkaa ayaa noo sheegtay in la filayo inuu cod aqlabiyad ah ku guulaysto Fateh.

Photos from caymo 's post 10/07/2025

AHmed Karaash oo albaabada isugu dhuftay hotel jidbaale oo lagu qaban lahaa wax lagu yeeray dhamaystirka maamul dhisida Khaatumo.

10/07/2025

Caymo group kala soco marxaladaha dalka iyo arimaha bulshada spotska.

Website

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when caymo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Garowe.