Unity development Association U.D.A
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Unity development Association U.D.A, Community Organization, Jigjigayar, Hargaisa.
Unity Development Association (U.D.A)
We are a student-led organization committed to empowering students to positively impact themselves and their communities through education, creativity, and collaboration.
14/11/2024
๐๐๐๐๐
Maamulka, Macallimmiinta, Hawlwadeennada, Ardayda iyo dhammaan bahda Jaamacadda The Unity, waxey tacsi tiiraanya leh u dirayaan qoyska iyo qaraabada ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฆ๐ oo saaka ku geeriyootay magaalada Hargeisa. ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐๐๐ข ๐๐๐ฆ๐ waxay kamid ahayd ardayda dhigata Jaamacadda, gaar ahaan Kulliyadda ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐, Semester-ka ๐๐๐๐.
waxaan marxuumada Alle uga baryeynaa inuu jannooyinkiisa ku arsaaqo, ehelkana samir Iyo iimaan ka siiyo.
23/09/2024
Waxa aanu bandhig suugaaneed u qabanay ardayda jaamacada The Unity University. Kasoo ay kasoo qayb galeen suugaanyahanno da'yar ah, iyagoo ku soo bandhigay hibadooda hal abuurnimo iyo curinta qaybaha kala duwan ee suugaanta.
23/08/2024
some of the activities that will be done by the Students' Union UNITY DEVELOPMENT ASSOCIATION
Maanta waxa si toosa inoogu furmay diwaan galinta naadiyada, kuwaso kor uqaadi doona isdhexgalka ardayda, aqoonta iyo xirfadaha.
Markaste waxa aanu utaagannah in aanu kor u qaadno heerka waxbarasho ee ardayda jaamcadda The Unity University
Address: Jigjiga Yar Street near Mosque Jabir Hargeisa Somaliland Tel: 0637707783
E-mail:[email protected]
Ururka horumarinta Ardayda Jaamacadda ๐๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ee ๐๐๐ ayaa olole nadafadeed oo balaadhan ka fuliyey degmada ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐จ๐จ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, xaafada ๐๐ข๐ -๐ฃ๐ข๐ ๐ ๐ฒ๐๐ซ.
Address: Jigjiga Yar Street near Mosque Jabir Hargeisa Somaliland Tel: 0634210013 / 0637707760 Email:[email protected]
01/08/2024
Ururka horumarinta Ardayda Jaamacadda ๐๐ก๐ ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ee ๐๐๐ ayaa olole nadafadeed oo balaadhan ka fuliyey degmada ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐จ๐จ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ, Agagaarka jaamacadda xaafada ๐๐ข๐ -๐ฃ๐ข๐ ๐ ๐ฒ๐๐ซ.
Address: Jigjiga Yar Street near Mosque Jabir Hargeisa Somaliland Tel: 0634210013 / 0637707760 E-mail:[email protected]
10/07/2024
Sawiro:- Xafladda Furitaanka Ururka ๐๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฌ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ญ๐ข๐จ๐ง (๐๐๐).
Kusoo dhawaada page ka rasmiga ah ee unity development Association๐
Category
Website
Address
Hargaisa