Summit Events Protocol

Summit Events Protocol

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Summit Events Protocol, Actor, Hargeisa.

Ku soo dhowoow Summit Event Protocol group waa dhalanyaro u tabbobaran xifrada maamulka iyo maareynta xafladaha,nidaaminta xafladaha,qurxinta xafladaha nooc walba oo ay yihiin ugu kaalay "Qurxin,Qaabeyn iyo qaban,qaabinta nooc kasta oo xaflada ka mid ah

16/07/2026

👀 👀



QURXIYAYAASHA MUNAASABADAHA NOOCYADOODA KALLA DUWAN

11/07/2026

Fursad Tabbobar kuna fidinayaan
Summit Events Protocol
Waxana lasocota Fursad shaqaalaysiin ah
Lafaa,idaysi wacan

63 9341959

11/07/2026

Qurxiyayaasha Munaasibafaha Kalla duwan

11/07/2026

Summit Events Protocol

Qurxiyayaasha Munaasibadaha Kalla duwan
U dalbo si ay kugu sdeegan




63 9341959

08/07/2026

SUMMIT PROTOCOL
Secure. Trusted. Protected.
(Vision)
Inaan noqono shirkadda ugu kalsoonida badan ee bixisa adeegyada amniga, ilaalinta, iyo xalalka tiknoolajiyadda ee Geeska Afrika.
(Mission)
Inaan macaamiisha siino adeegyo amni oo casri ah, shaqaale xirfad leh, iyo xalal tiknoolajiyadeed oo lagu ilaaliyo dadka, ganacsiyada, iyo hantida.
Qiimaha Shirkadda (Core Values)
Daacadnimo
Kalsooni
Qarsoodi
Mas'uuliyad
Xirfad
Adeeg tayo leh
Adeegyada (Services)

1. Event Security
Ilaalinta xafladaha
Ilaalinta shirarka
Ilaalinta aroosyada
Ilaalinta bandhigyada
2. VIP Protection
Ilaalinta madaxda
Bodyguard
Safarada gaarka ah

63 9341959
Hargeisa
Location: Xafiisku wuxuu kuyaala Fooqa Abokor Artan sakada 2aad ee beri

05/07/2026

Waxaan halkan uga mahadnayaa maamulka kulliyada barashada caafimaadku oo qayb weyn ka ahayd quruxdii xafladii qalin badalashada ardaydii baratay basic nursing skills muddo 3 bilood ah

Photos from Summit Events Protocol's post 05/07/2026

Waxaan halkan uga mahadnayaa maamulka kulliyada barashada caafimaadku oo qayb weyn ka ahayd quruxdii xafladii qalin badalashada ardaydii baratay basic nursing skills muddo 3 bilood ah

23/06/2026

to
Waxayna kaala wayb qaadanyan



ah

Hadda dalbo

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa