Dexo Tech

Dexo Tech

Share

"Waxaan sameeyaa dhammaan noocyada naqshadaha (design) – logos, posters, covers iyo wax kasta oo la xiriira design."

08/06/2026

🎨 Naqshad kastaa waxay leedahay sheeko, annaguna waxaan ka dhignaa mid muuqata.

Haddii aad raadineyso:
βœ… Graphic Design tayo sare leh
βœ… Video Editing xirfad leh
βœ… Social Media Posts soo jiidasho leh
βœ… Branding ganacsi oo casri ah

Waxaad joogtaa meesha saxda ah.

πŸ“Œ Ku xirnow boggan si aad u hesho naqshado cusub, talooyin hal-abuur leh, iyo shaqooyin tayo sare leh oo kaa caawin kara kobcinta ganacsigaaga ama sumcaddaada.

Follow garee hadda, hana seegin hal-abuurka soo socda! πŸš€

17/05/2026

Happy international midwife day

17/05/2026

Beauty academy

16/05/2026

Beauty Accedemy

17/02/2026

RAMADAN KARIIM DHAMAN UMADA MUSLIMIINTA

Category

Telephone

Website

Address

Hodan
Hodan