Somali Community Rights and Development Association

Somali Community Rights and Development Association

Share

Somali Community Rights and Development Association. Bad information ruins lives! Email us [email protected]

We’re a team of independent journalists & fact-checkers based in #HornOfAfrica. #Facts deserve better.

Photos from Somali Community Rights and Development Association's post 09/11/2024

Somali Community Rights and Development Association ayaa 31 October deegaanada Galbeedka Kismaayo ee kala ah Abaq Bambala, Galool Yar Yar, Gaasho, Hadaafow, iyo Hamareeste ka sameeyay biyo dhaamin lagu gargaaray dadka barakaca ah ee deegaanadaas ku nool kuwaasi oo wajahaya xaalad nololeed oo adag.

Deeqda biyaha ee SOCORDA ay geysay deegaanada ayaa qeyb ka ah gurmad bani'aadannimo oo SOCORDA ku caawineyso dadka deegaanka ee nugul.

Dadka ku nool deegaanada Galbeedka Kismaayo ee kala ah Abaq Bambala, Galool Yar Yar, Gaasho, Hadaafow, iyo Hamareeste ayaa noo sheegay in biyaha ay yihiin waxa ugu daran oo ay dadka u baahan yihiin, waxaana jira baahiyo kale sida cuntada, hoyga, caafimaadka iyo waxbarashada oo ay dadka barakaca ah u baahan yihiin.

Somali Community Rights and Development Association ayaa ugu baaqaday hay'adaha kale iyo dowladda inay qeybtooda qaataan, oo ay la gaaraan dadka dhibaateysan wixii karaankooda ah.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Kismayo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Kismayo
0252

Opening Hours

Monday 07:45 - 19:00
Tuesday 07:45 - 19:00
Wednesday 07:45 - 19:00
Thursday 07:45 - 19:00
Friday 08:00 - 12:00
Saturday 19:45 - 19:00
Sunday 07:45 - 19:00