Lemon Technology

Lemon Technology

Share

HIGH QUALITY AND FAST WORKING ORDER

15/09/2026

Gain practical skills you can apply immediately in digital marketing.

In the Digital Marketing Mastery 2026 Workshop, youโ€™ll learn how to manage a professional Facebook presence, use Meta Business tools, create content with AI, launch Meta Ads, and build a practical content strategy.

๐Ÿ“… Sunday, 20 September 2026
๐Ÿ•— 8:00 PM EAT (UTC+3)
๐Ÿ’ป Online via Google Meet

-----------------
Hel xirfado practical ah oo aad isla markiiba uga faaโ€™iidaysan karto Digital Marketing-ka.

Digital Marketing Mastery 2026 Workshop waxaad ku baran doontaa maamulka page xirfad leh, adeegsiga Meta Business tools, samaynta content adigoo adeegsanaya AI, Meta Ads, iyo dhisidda content strategy wax ku ool ah.

๐Ÿ“… Axad, 20 September 2026
๐Ÿ•— 8:00 PM EAT (UTC+3)
๐Ÿ’ป Online via Google Meet

14/09/2026

Build practical Digital Marketing skills for todayโ€™s digital environment.

Join the Digital Marketing Mastery Workshop 2026 and learn how to create and optimize a professional page, use Meta Business Suite, develop content with ChatGPT, understand Ads Manager, and build a basic Meta Ads campaign.

๐Ÿ“… 20 September 2026
๐Ÿ’ป Online via Google Meet

Designed especially for students who want to move beyond theory and understand how digital marketing tools are applied in practice.

๐Ÿ”— Join the WhatsApp Group:
https://chat.whatsapp.com/GiIDQ6YIRc06rNE3UM0M5m

-------------------

Baro xirfadaha Digital Marketing-ka ee maanta looga baahan yahay dunida digital-ka.

Ka qaybgal Digital Marketing Mastery Workshop 2026, oo aad ku baran doonto samaynta iyo hagaajinta page xirfad leh, Meta Business Suite, diyaarinta content-ka adigoo adeegsanaya ChatGPT, Ads Manager, iyo dhisidda Meta Ads Campaign.

๐Ÿ“… 20 September 2026
๐Ÿ’ป Online โ€“ Google Meet

Workshop-kan wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay ardayda doonaysa inay ka gudbaan theory-ga una gudbaan faham practical ah oo Digital Marketing ah.

๐Ÿ”— Ku biir WhatsApp Group-ka:
https://chat.whatsapp.com/GiIDQ6YIRc06rNE3UM0M5m

04/09/2026

Hakis billa (Jimca) wanaagsan!

Waxaan jeclaan lahayn inaan ogaanno: Maxaad ka taqaan Lemon Technology iyo adeegyada ay bixiso?

Nala wadaag ogaanshahaaga iyo xogta aad ka hayso Lemon Technology.

24/08/2026

Ganacsigaagu wuxuu u baahan yahay nidaam casri ah oo si gaar ah ula jaanqaada baahidiisa.

Waxaan kuu dhisaynaa systems casri ah, ammaan ah, degdeg ah, isla markaana fududeynaya maamulka howlaha maalinlaha ah ee ganacsigaaga.

Hel xalka ku habboon ganacsigaaga.

WhatsApp: +252 612 683 442

22/08/2026

Highlights-ka munaasabadda

Daawo qaar ka mid ah muuqaalladii ugu quruxda badnaa ee xafladda, oo soo koobaya jawigii, farxaddii iyo xusuusihii ugu muhiimsanaa ee munaasabadda.

Lemon Technology waxaan kuu qabanaynaa duubista iyo soo saarista muuqaalo xirfad leh, anagoo xafladdaada ka dhigayno mid xusuus gaar ah reebta.

Photos from Lemon Technology's post 22/08/2026

Munaasabad kasta waxay mudan tahay in si xirfad leh loo xafido loona soo bandhigo.

Lemon Technology waxaan kuu diyaarinay adeeg muuqaal iyo sawir-qaadis tayo sare leh, si munaasabaddaadu u yeelato xusuus qurux badan iyo muuqaal professional ah.

Nala soo xiriir si aan munaasabaddaada uga dhigno mid si gaar ah loo xasuusto.

Photos from Lemon Technology's post 19/08/2026

Lemon Production waxaan ku bixinnaa adeegyo tayo sare leh oo munaasabadaada lagu xasuusto.

Waxaan farxad weyn noo ah inaan qabanno oo diiwaangelinaymunaasabadda qalin-jabinta ardayda dhammeystay Qurโ€™aanka Kariimka ah ee Muโ€™asasada Al-Macrifa qeybta xanaanada caruurta, si munaasabaddan qiimaha leh loo xafido loona xasuusto mar walba.

mon Production โ€” Munaasabadahaaga waxaan ka dhignaa xusuus waarta.

15/08/2026

๐™ƒ๐™–๐™ข๐™—๐™–๐™ก๐™ฎ๐™ค & ๐—ฏ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป

Maamulka iyo dhammaan bahda ๐—Ÿ๐—ฒ๐—บ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ๐—–๐—˜๐—ข-๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐— ๐˜‚๐—ธ๐—ต๐˜๐—ฎ๐—ฟ, munaasabadda uu ku soo gunaanaday safarkiisii waxbarasho ee jaamacadeed oo socday muddo afar sano ah.

Eng. Awale Mukhtar wuxuu si rasmi ah uga qalin-jabiyay University of Somalia (UNISO), isagoo dhammaystiray waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelorโ€™s Degree), kuna takhasusay Computer Science.

Guushan waxbarasho waxay astaan u tahay dadaal, dulqaad iyo yool muddo dheer laga shaqeynayay. Waxaan Alle uga baryeynaa in aqoonta uu kasbaday uga dhigo mid anfaca isaga iyo bulshada, una horseedda horumar, hal-abuur iyo guulo waaweyn oo mustaqbalka ah.

Hambalyo Eng. Awale Mukhtar โ€” Class of 2026. ๐ŸŽ“๐Ÿ‘

09/08/2026

Hambalyo Ardaydeena Natiijada Sare Gaaray.

Telephone

Address

30 Street
Mogadishu