Damaashaad Events
Damaashaad is a company that works in the events management which manages all kinds of events....
ARAGTIDA GUUD
Damaashaad waxaana laga keenay “sameenta ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farxad muujin leh” waxayna ku siin doontaa dhammaan baahiyahaaga sida: maamulidda munaasabadaha kala duwan A - ilaa - Z, xirmoyinka dalxiiska, qabashada hoteelada, kireenta Gaadiidka, sameenta fiidiyowyada, jaridda tigidhyada safarada gudaha iyo dibada. ageedyadeena waxay ahaan donaan kuwa xasuus gaar ah kugu reebo. HAWLGALKEENA
Waxaan ugu adeegi donaa macaamisheena si aad u heer sarayso anagoo u diyaarin doona wax kasta oo muhiim u ah dalxiiska iyo maamulida munaasabadaha, waxaana u shaqayn dona shaqaalo aad loo taba baray, holaheenu waxay noqon donaan kuwa xasuus reeba.
Kula kulan Mogadishu University, bandhigga Somali Higher Education Expo 2026 ( ) si aad u hesho dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
02/09/2026
Ma rabtaa inaad ogaato koorsooyinka, deeqaha waxbarasho, iyo habka is diwaangelinta Mogadishu University?.
Kula kulan Mogadishu University, bandhigga Somali Higher Education Expo 2026 ( ) si aad u hesho dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
Somali Higher Education Expo 2026 ( ) waa madal hal meel kuwada kulmi doonan jaamacadaha dalka ugu waaweyn, xarumaha tababarrada, xarumaha farsamada gacanta, iyo dhammaan dugsiyada waxbarashada.
Ha moogaanin fursadda aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga aqooneed.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
02/09/2026
Ma rabtaa inaad ogaato koorsooyinka, deeqaha waxbarasho, iyo habka is diwaangelinta Jazeera University ?.
Kula kulan Jaamacadda Jazeera University, bandhigga Somali Higher Education Expo 2026 ( ) si aad u hesho dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
01/09/2026
Munaasabadda kasta waxay u baahan tahay qorshe, hal-abuur iyo fulin heer sare ah. ✨
Damaashaad Event Management waxay kuu diyaarinaysaa sheeko iyo dhacdo si qurux badan loo agaasimay, iyadoo fiiro gaar ah la siinayo faahfaahin kasta.
📸 Damaashaad — Quruxdu waa Agaasinka.
Ma tahay Content Creator hal-abuur leh, Ma jeceshahay inaad dadka la wadaagto xirfadaada iyo fikradahaaga gaarka ah?.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
Waa markagii aad adduunka u tusi lahayd talent-kaaga gaarka ah., Ka qaybgal Tartanka Content Creators-ka Soomaaliyeed ee ka mid ah barnaamijyada Somali Higher Education Expo 2026 ( ).
nala wadaag hal-abuurkaaga ugu fiican.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
01/09/2026
Si aad u hesho fursado waxbarasho, jihayn starateejiyadeed, iyo kulamo muhiim u ah mustaqbalkaaga aqooneed.
Nagala soo qaybgal Somali Higher Education Expo 2026 ( )
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
Somali Higher Education Expo 2026 ( ) waa madal hal meel kuwada kulmi doonan jaamacadaha dalka ugu waaweyn, xarumaha tababarrada, xarumaha farsamada gacanta, iyo dhammaan dugsiyada waxbarashada.
Ha moogaanin fursadda aad ku dhisi karto mustaqbalkaaga aqooneed.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
Kula kulan Jaamacadda Hope University bandhigga Somali Higher Education Expo 2026 ( ) si aad u hesho dhammaan macluumaadka aad u baahan tahay.
Fiiro Gaar ah: Galitaanka beerta banaadir waa lacag la'aan.
Nagala Soo Xariir.
Phone: +252 611550080 /
+252 610550080 /
+252 613333208
Email: [email protected]
Website: somhex.com
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |