BDF

BDF

Share

Xarunta Horumarinta Bulshada oo ay Aas-Aaseen Aqoonyahano Soomaaliyeed. Isku Duubni + Wax Wada Qabsi.

Community Development Foundation - CDF is a Charitable and Development Organization that provides strategic advice and financial support in the areas of Emergency and Sustainable Development.

11/09/2026

Ku soo Dhawoow BDF
Ku soo biir WhatsApp group, si aad wax badan uga ogaato BDF.
https://chat.whatsapp.com/KQby6S2x4qbLJEI6UEqqZ8
La Wadaag Asxaabtaada

chat.whatsapp.com

BDF – Foomka Diiwaangelinta Xubnaha Bulsho Development Foundation (BDF) 03/09/2026

Ku Soo Biir BDF oo ka Mid noqo xubnaha active ma ah, adigaa naga dhiman.

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSd6ak49tlvMVZ3Tngx0bgV8js9SsO_s3FxqfkKLtIKrMWci8w/viewform?usp=preview

La Wadaag Asxaabtaada.

BDF – Foomka Diiwaangelinta Xubnaha Bulsho Development Foundation (BDF) Hordhac (Introduction) Bulsho Development Foundation (BDF) waa hay’ad aan faa’iido doon ahayn oo la aas-aasay sanadkii 2022, ujeeddadeeduna tahay horumarinta bulshada iyo kor u qaadista fursadaha nololeed iyo dhaqaale ee dadka Soomaaliyeed. BDF waxay qabatay howlo ay ka mid yihiin shaqo-abuur, d...

29/08/2026

Nagala soco koobtadeena Telegram ka

Telegram: Contact @bdfsomalia

25/06/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH
Bulsho Development Foundation (BDF) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa dhammaan bulshada, la-hawlgalayaasha, deeq-bixiyeyaasha, iyo daneeyayaasha kale in magaca hay’adda laga beddelay Community Development Foundation (CDF) laguna beddelay Bulsho Development Foundation (BDF).
Sidaas darteed, laga bilaabo maanta iyo wixii ka dambeeya, dhammaan hawlaha, waraaqaha, heshiisyada, iyo isgaarsiinta rasmiga ah waxaa lagu fulin doonaa magaca cusub ee Bulsho Development Foundation (BDF).
Isbeddelkan magaceed wuxuu qeyb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo himilada iyo adeegyada hay’addu u hayso bulshada Soomaaliyeed. BDF waxay dardargelin doontaa barnaamijyada horumarinta bulshada, iyadoo mudnaanta siinaysa:
• Horumarinta dhaqaalaha dalka.
• Shaqo-abuurka iyo taageeridda qoysaska danta yar.
• Bixinta deeqaha waxbarasho iyo kobcinta fursadaha waxbarashada.
• Taageeridda barnaamijyada horumarineed ee bulshada.
Waxaan uga mahadcelineynaa bulshada iyo dhammaan daneeyayaasha taageerada ay mar walba la garab taagan yihiin hay’adda, waxaana rajeyneynaa wada-shaqeyn miro dhal ah oo horseeda horumar waara.

Bulsho Development Foundation (BDF)
"Building Communities, Creating Opportunities."

13/03/2026

Address

Port Street, Hamar Jajab District
Mogadishu
252