Somali Tv
Halkaan waxad ka helaysa warar lagu kalsoonyahay.
I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉
Mowlidku daliil maleeyahay diini ah
25/08/2025
ciidanka daraawiish ta ee DG.waqooyi bari waa awooda 1.baad ee ciidan soomaaliyeed.leeyihiin guulaystađź’Ş
Edeb iyo xishood.
Waatan qalanjadiinii
Metion dhe bisadayda Wiil ay kanasiib badantahay
Gaari Biijii ah oo ay lahaayeen kooxda AS ayaa goor dhaw lagu duqeeyay Degmada Al-kowther ee Gobalka Sh/dhaxe.
Degdeg gaari hartop ah oo Khawaarijta kuwa ugu sareeyo saarnaayeen ayaa caawa duqayn cirka ah lagula eegtay Baraakada Xasan Cali Xayle taasoo ku taal inta u dhaxayso Galibaax iyo Ceelbacad,
Gaariga ayaa basbeelay asiga iyo intii saarneed sida ay noo xaqiijiyeen shacab ka agdhawaa halka musiibadu kula dhacday Khawaarijta gabalkooda sii dhamaanaayo,
Guul ayaan u rajeyhaynaa Dowladeena marwalba.
Somali Tv
Ciidamada Haramcad "Mardhow Kismaayo naga fisha"
6 qodob oo Raysal Wasaare Xamse uga adkaan karo Axmed Madoobe
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2526
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.