Rayid Tv
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Rayid Tv, TV Channel, Mugadishu, Mogadishu.
RAYID TV waa Telefishinka Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, waxa uu diiradda saaraya arrimaha bulshada, siyaasadda gudaha, Dibadda, xogaha caalamiga ah, iyo warar xiiso leh kana mid ah wacyigelin iyo madal dood iyo isdhaafsi fikrad ah."
23/09/2026
Madaxwayne Sicid Cabdilaahi Dani ayaa codsi rasmi ah u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo uu kaga codsanayo in Puntland gooni uga godo Soomaaliya inteeda kale, isaga oo arrintaas sabab uga dhigay in shacabka reer Puntland ay ku cadaadinayaan in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.
20/09/2026
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aadam ayaa soo saaray Amar ku socda Hay'adaha iyo Ururada caafimaad ee hoostaga Wasaaradda.
DEGDEG: Madaxweyne h**e Cali Cosoble oo Weerar afka ah ku qaaday Sanbaloolshe iyo Dabageed ayaa amar siiyay Taliye Cali Cageey.
18/09/2026
DEGDEG: :Xisbiga Himilo Qaran oo sheegay haddii ay guul darraystaan wada hadalka socda in la dhisi doono dowlad loo dhanyahay.
17/09/2026
DEG DEG: Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa bilownay diiwaan galinta dadka dhulkooda la boobay, Shirkado gaar ah ayaa loo sameestay boobka dhulalka"
Fadlan guji linkigan si aad isu diiwaan galiso, https://sonsaplatform.org/displacement-registration/
17/09/2026
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfurgalbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay Gudiga Dib-U-Heshiisinta Maamulka Koonfurgalbeed.
17/09/2026
MADAXWEYNAHA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO MAANTA KULAN LA QAATAY SAFIIRKA DOWLADDA INGIRIISKA.
Muqdisho,17-September-2026: Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta magaalada Muqdisho waxa uu kula kulmay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u joogo Soomaaliya Amb. Charles king, Madaxa horumarinta Chris pycroft, Madaxa xiriirka Siyaasada Chris Barker oo ey kawada hadleen sii wadida taageerada iyo fullinta mashaariicda horumarineed ee deegaanada Dowladda Hirshabelle iyo hirgilinta mashruuca weyn ee biyo xireenka sabuun (JOSP).
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle ayaa Dowladda Ingiriiska uga mahadceliyay mashaariicda wax ku oolka ah ee ka fuliyeen deegaanada Hirshabelle oo ay ka mid tahay Dhismaha Madaxtooyadda, iyo Xarunta Baarlamanka Hirshabelle oo soo gaartay heer gabogabo ah.
“Waxaa naga go,an in aan wado kasto u marno hirgelinta mashruuc walba oo waxtar u leh bulshadeenna Dowladda Ingiriiskana waan uga mahadcelinayaa taageerada ay la garab taagantahay Hirshabeelle.”
Dowladda Ingiriiska ayaa ka mid ah Dowaladdaha sida weyn u taageero Soomaaliya.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Mohamed Shurie Nur
[email protected]
16/09/2026
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay xaaladda guud ee dhaqaalaha dalka, horumarka la sameeyay sanadkii 2025, dib-u-habaynta hannaanka maaliyadda Qaranka iyo isbeddellada ku yimid taageeradii dhaqaale ee dibadda ka imaan jirtay.
Timahaaga Madaadanayaan Ma Qafiifeen Misse Waxaa isku Dayeesaa Inaad Qariso Bidaartaada….. Ama Tag, TABAARAK POLYCLINIC CENTR.....
Lama aqbalayo in muwaadin aan dambi gelin gurigiisa laga soo saaro, kadibna muuqaal lagu kor duubo, Dhaqankaas wuxuu ka baxsan yahay habraacyada amniga.
Fariintan dhowr sano ka hor ayaan jeediyay, welina sidii ayaan ugu taaganahay, Xuquuqda muwaadinka iyo sharciga waa in la dhowraa.
Taliyaha Gobolka Banadir,
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252