Ri' Gate
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ri' Gate, Public Figure, Mogadishu.
Wasiir yoolku waakaa sareeyaa
Ppppppp
CADAADO: Madaxweyne Qoor Qoor oo maanta kulan la qaatay masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada degmada Cadaado.
Galmudug, gal qumis ma u bixinaa?
Fiyaalaha macawiska yaan lala imaan; bilicda hala dhowro, meeshu waa caasimad.
Dhigwaryaa gacanta police baatahay😁😁
kulajiraha kaajira Cali Yare Cali waa mucjiso
“Ciidanku waa seef laba af, wuxuu dalka iyo shacabka ka difaaci karaa khataraha, laakiin haddii si khaldan loo adeegsado, wuxuu sidoo kale dhibaato iyo cabsi u keeni karaa shacabka.
17/08/2026
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Galmudug, Mudane Cumar Maxamed Diiriye (Guureeye), ayaa Muqdisho kulan qado-sharaf iyo is-xog-waraysi ah kula qaatay beesha uu ka dhashay ee Reer Warsame.
Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug, midnimada iyo wadajirka beesha, iyadoo la is dhaafsaday talooyin iyo aragtiyo ku aaddan doorka beesha ee siyaasadda iyo horumarka Galmudug.
Kulanka ayaa kusoo dhammaaday is-faham, wadatashi iyo walaaltinimo, iyadoo la isku raacay muhiimadda ay leedahay wada-xaajoodyada iyo iskaashiga beesha.
Kaladuwan xalaya caawa