Safesom Collection Store
Soo dhawaaw Macmiil oo nagu soo biir Page ka Follow garey si aad ula socoto Alaabaha aan soo dhigno
New Arrivals β¨οΈ Mahadsanid.
Waa Collection Store oo aad ka heli karto Alaabo kala duwan.
Sariirta babay ga
Location π Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 0615203055
β¨ Soo bandhig muuqaal qurux badan iyo tayo sare! β¨
Waa Luxury Watch β
Naqshad casri ah oo soo jiidasho leh, Midab madow iyo dahab oo qurux badan Ku habboon xafiiska, xafladaha iyo isticmaalka maalinlaha ah, Hadiyad qiimo leh oo aad qof gaar ah siin karto. Tayo sare iyo raaxo isku jira
π Waxaa la socota baakad nadiif ah oo diyaar u ah hadiyad.
π Dalbo hadda si aad u hesho ama Nagu soo booqo
Meel kasta aad joogto waa kugu soo gaarsiin karnaa Xarunteena Safesom Collection Store waxey Ku taalaa Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 0615203055
Saacad β Xarrago, Tayo leh.
πΈπ΄
Macmiil waxaa Ku heynaa Kursiga Xafiiska Boss ee Raaxada Leh β
Shaqee Si Caafimaad Leh!
Ma doonaysaa kursi casri ah oo ku siiya raaxo maalinta oo dhan?
Wuxuu lee yahay
β
Dhabar saar ah oo hawo leh
β
Madax saar la hagaajin karo
β
Gacmo nasasho oo raaxo leh
β
Taayiro si fudud u socda
β
Ku habboon xafiisyada, shirkadaha iyo isticmaalka guriga
Kursigan Ku Dooro tayo, raaxo iyo muuqaal casri
π Nala soo xiriir ama 61 3363613 0615203055
π Gaarsiin degdeg ah |
Tayo la isku halayn karo | β
Baskiil Ka Jimicsiga Guriga iyo Gym-ka π΄ββοΈ
π₯ Ku gaar yoolkaaga caafimaad adigoo isticmaalaya Spinning Bike tayo sare leh!
β
Kursi iyo gacan-qabsi la hagaajin karo
β
Shaashad muujisa waqtiga, masaafada iyo kalooriyada
β
Dhaqdhaqaaq deggan oo aan buuq lahayn
β
Ku habboon guryaha, xafiisyada iyo gym-yada
β
Xoojiya wadnaha, murqaha iyo adkaysiga jirka
πͺ Gub dufanka, kordhi tamartaada, kana dhig jirkaaga mid caafimaad qaba adigoon guriga ka bixin.
Xarunta Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613
Macmiil waxaa ku heynaa Sariirta Bukaanka
Xarunteena waxey ku taalaa Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613
Bakaaro Mogadishu,Somalia
11/06/2026
Kursiga Macaamiisha
sidoo kale Kursiga Gaming ka
YouTubers ama Office
waxaa ka heleysaa Xarunteena Safesom Collection Store
Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613
Mashiinka Socod Ka / Orad Ka
Waa kugu diyaar Xarunteena
Macmiil Nagu soo booqo
Dhismaha Biyamalow Center
Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613
Mogadishu Somalia.
Sariirta ilmaha waa kugu diyaar Xarunteena Safesom Collection Store ka soo dalbo 61 3363613
Bakaaro Mogadishu, Somalia.
Sariirta cuniga dhalaanka
Waa mid ku haboon Hooyada Xiliga Umusha iyo kadib
Ka soo dalbo Safesom Collection Store Howlwadaag Bakaaro.
Tell 61 3363613 / 0615203055
29/04/2026
Macmiil waxaa idin heynaa
Nuucyo Kala duwan Filters Ka Motor kaaga midnkaas Ku siinayo KALSOONI SHAQO IYO TAYO π§π
Xarunteena waa meesha aad ka heli karto filters asal ah oo tayo sare leh, kuna habboon gaadiidka culus iyo matoorada diesel-ka.
β
Fuel / Water Separator Filters β ka ilaali matoorkaaga wasakh iyo biyo
β
L**e (Oil) Filters β
Parkin filter # #
WEICHAI Filters damaanad leh iyo wax qabadka matoor kaaga
β
Tayada la isku halayn karo
β
Qiimo macquul ah
β
Xamuulka, genset-yada iyo Mashiinnada culus
π Naga la soo xiriir 0615203055 ama 0613363613
Biyamalow Howlwadaag Bakaaro.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Safesom Collection Store posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.