Hashimarketplace

Hashimarketplace

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hashimarketplace, Mogadisho bakaro market, streat 2, Mogadishu.

soo dhawaada walalayaal, like saar pagekeena si aad u hesho adeegyada aan bixino oo ay ka mid yihiin, guri geyn, iibsi iyo soo gadasho, sidookale waxaan awood u leenaha inaa kaaga soo adeegno Dubai, Stambul, London meelo kaloo caalamka ah.

03/04/2026
15/02/2026

roob nasii raasiq baatahaye

Muwaadin ka qeeb noqo gurmadka dadkeena loo sameenayo oo xoolahaaga sadaqo kala bax.

01/02/2026

Ma rabtaa cabitaanka cabitaanada

Cabitaanka oogu macaan ooguna waxtarka badan dalkeena

Cabitaankaan hadaa tahay qof gaas qaba ama aad rabto inaa is nafaqeeso yuusan ku dhaafin.

61 7022028

21/01/2026

Kuso dhawada dalabaadka cusub
#

Photos from Hashimarketplace's post 15/01/2026

Hi 💪🏋️🚵🛴
Kuwa cayili waayey u waca bal.

❤️🥰❤️


Qofkii rabo kordhin
Qofkii rabo murqo waaweyn oo gymer ah.

Hooyadii rabto inee badan yeelato ama ilmaha 2sano kaween nafaqeeso.

Tani waa beso protein oo runtii aad layaabi doontid.

Hadaba waxaan kuu heynaa jumlo iyo tafaariiq.

WhatsApp 61 7022028

Photos from Hashimarketplace's post 13/01/2026

??

Hadaba linkigaan guji oo maanta iibso beso protein oo ah cunto caafimaad qabta oo laga daba dhacay.

1: dadka gymka ciyaara.
2: ciyaalka nafaqo darida heeso.
3: dadka dhiikarka qabo.
4: hooyada nuujineeso.
5: waa kaafiso .

WhatsApp 61 7022028
Muqdisho bakaaro.

Photos from Hashimarketplace's post 11/01/2026

Hi 💪🏋️🚵🛴
Kuwa cayili waayey u waca bal.

❤️🥰❤️


Waxaan idin keenay cabitaankii misanka kordhinayay haddaba hadaad thy qof misankiisa in uu kordhiyo raba cabitankaan waxaa isticmali kara qofkasta oo raba in uu misan isku daro .

Hadaba waxaan kuu heynaa jumlo iyo tafaariiq.

WhatsApp 613661075

10/01/2026

Beso proteins
Waa nafaqada laga daba dhacay
Runtii waa mid caafimadka bulshadeena u ficn raqiisa oo aad gadan karto.

Box $3 kusoo dalbo meel walba aad joogto.

61 7022028

Tiktok nagasoo raac.

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadisho Bakaro Market, Streat 2
Mogadishu
252