Raadsan Tech
Empowering Progress through Innovative Technology
01/07/2026
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ซ๐ผ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeyneynaa munaasabada Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada ee 1da Luuliyo.
Alle ha xafido Soomaaliya iyo shacabkeeda, Allaha ku mannaysto nabad waarta, midnimo, barwaaqo, iyo horumar. Aamiin.
16/06/2026
๐๐ ๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐๐
Sannadka Cusub ee Hijriga 1448 awgiis, waxaan dhammaan macaamiisheen u rajaynaynaa nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo guulo waaweyn. Eebbe ha inooga dhigo sannad ay ku hirgalaan himilooyinkeenna, qalbiyadeennuna ku helaan degganaansho, iimaan, iyo farxad.
Waxaan sidoo kale Eebbe ka baryaynaa inuu ummadda Soomaaliyeed siiyo nabad waarta, isku soo dhawaansho, midnimo, iyo barwaaqo. Eebbe ha inaga dulqaado abaaraha, dhibaatooyinka, iyo duruufaha adag ee bulshada saameeyey, hana inagu gallado roobab kheyr leh, nolol wanaagsan, iyo horumar waara.
๐๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐ค๐ก๐๐ฒ๐ซ ๐ช๐๐๐ โ ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ โจ
13/06/2026
๐ โจ ๐๐โ๐ซ๐ ๐๐ข๐ฏ๐!
Raadsan Technologyโs new website is now live. ๐โจ Explore our services and discover how we can help accelerate your technology, digital transformation, and business growth. โจ
๐ Visit: www.raadsantech.so
๐๐จ๐ง๐ญ๐๐๐ญ ๐๐ฌ ๐๐จ๐๐๐ฒ โ Letโs Turn Your Ideas into Success!
๐ +252 614 897510 / +252 615 930944
๐ www.raadsantech.so
๐ง [email protected]
๐ HQ Office, Digfeer, Hodan, Mogadishu, Somalia
06/06/2026
โจ๐ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ด๐: ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ ๐๐ฎ ๐๐ถ๐น๐ผ๐๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐๐๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ต
Raadsan Tech waa doorashada koowaad ee xalalka dijitaalka ah, waxaan bixinnaa xalal tiknoolajiyadeed oo casri ah, ammaan ah, isla markaana la jaanqaadaya baahiyaha ganacsiyada maanta, si aan uga caawinno hay'adaha iyo shirkadaha inay horumariyaan adeegyadooda, kordhiyaan wax-soo-saarkooda, ugana hormaraan tartanka.
๐๐ช๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ ๐๐ฒ๐น๐ถ ๐๐ผ๐ผ๐ป๐๐ผ ๐ฅ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐ป ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ด๐
๐ Koboc iyo horumar waara
๐จโ๐ผ Koox Khubaro Ah
๐ Natiijooyin La Taaban Karo
๐ก๏ธ La Isku Hallayn Karo oo Ammaan Ah
๐ค Wada-Shaqeyn Muddada Dheer Ah
Amni, tayo, hal-abuur iyo adeeg lagu kalsoonaan karo waa waxa naga dhigaya doorashada saxda ah ee ganacsigaaga. ๐ค Maxaad weli u sugaysaa?๐ Nala soo xiriir maanta si aan ganacsigaaga ugu gaarsiino heerka xiga!
โโโโโโโโโโโโโโโ
๐ก๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ, Aan Fikraddaada U Beddelno Guul Dhab Ah!
๐ +252 614 897510 / +252 615 930944
๐ www.raadsantech.so ๐ง [email protected]
๐ HQ Office, Digfeer, Hodan, Muqdisho โ Soomaaliya
26/05/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐โจ ุนูุฏ ุงูุฃุถุญู ู
ุจุงุฑู ๐๐
Raadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid wanaagsan ๐โจ
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan. Sidoo kale, waxaan bulshadeena ku boorinaynaa in ay xoojiyaan isku samafalka iyo isu naxariisashada, si aynu dhammaanteen u wada qeeybsano farxadda Ciidda.
๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐
25/05/2026
๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ๐ผ: ๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ถ ๐ฎ๐ต
Berri oo Talaado ah waa maalinka 9แตแตแต ee bisha Carafo, maalinta ay ๐ Xujeydu taagan yihiin Banka Carafo. Rasuulka ๏ทบ waxaa la weydiiyay soonka maalinta Carafo, wuxuuna yiri: โwaxaa lagu dhaafaa dembigii sannadkii tegay iyo dembiga sannadka soo socda.โ Saxiixu Muslim.
Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa inay ka faaโiideystaan maalmahan kheyrka badan oo ay dadaal geliyaan acmaasha wanaagsan. Allaha naga dhigo kuwii ka faaโiideysta kheyrka maalintan barakeysan. ๐คฒAamiin.
23/04/2026
๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ถ๐ฟ๐น๐ ๐ถ๐ป ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ๐ป๐โจ๐ฉโ๐ป
Gabdhaha waa tiirka hal-abuurka, horumarka, iyo isbeddelka dijitaalka ah ee maanta iyo berri. Maalintan qiimaha leh waxay muujinaysaa doorka muhiimka ah ee gabdhuhu ku leeyihiin horumarinta tiknoolajiyadda iyo dhismaha bulsho aqoon ku dhisan oo loo siman yahay. Waa fursad lagu xoojinayo ka qaybgalka gabdhaha ee ICT.
Shirkadda Deero Enterprise , iyada oo kaashanaysa qeybteeda Deero Institute, waxaa naga goโan inaan xoojino taageerada gabdhaha ku jira ICT, annagoo siinayna fursado waxbarasho, tababaro xirfadeed, iyo helidda teknoolajiyada casriga ah. Dhiirrigelinta gabdhaha inay ku biiraan sayniska iyo tiknoolajiyadda waxay horseed u tahay koboc waara. Waxaa muhiim ah in la abuuro deegaan dhiirrigelin leh oo kobciya kartidooda.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan hablaha Soomaaliyeed ee ku jira ICT-ga, kuwaas oo si geesinimo leh u matalaya hal-abuurka iyo horumarka dalka. Dadaalkiinna iyo kartidiinnu waa iftiin horseed u ah mustaqbal dijitaal ah oo ifaya.
Ugu dambayn, waxaan ku boorinaynaa gabdhaha Soomaaliyeed inay rumaystaan awooddooda oo ay raacaan riyadooda. Mustaqbalka ICT wuxuu u baahan yahay hal-abuurkooda iyo geesinimadooda.
Deero Enterprise = Deero Advert, Deero Institute iyo Raadsan Tech
19/03/2026
๐๐ถ๐ถ๐ฑ ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ ๐๐ ุนูุฏ ู
ุจุงุฑูุ ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑ โจ
Raadsan Tech waxay hambalyo u diraysaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed. Waxaan leenahay Ciid wanaagsan, Alle ha naga aqbalo acmaashii suubbaneed ee Ramadaan.
๐คฒAllaha naga dula qaado abaarta iyo roob laโaanta nahaysato, waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqeynaa inay isku gurmadaan, is kaashadaan, iskuna duceyaan.
17/02/2026
๐โจ ๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐บ โจ๐
Shirkadda Raadsan Tech waxay ummadda soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu inoo fududeeyo cibaadada, nagana aqbalo acmaasha suubban ee bishaan. ๐ฟ๐คฒ๐
๐คฒ Soon qaad wanaagsan iyo cibaado suuban ๐โจ