Geed Fahan

Geed Fahan

Share

Waxaan kuuheynaa non cimical products oo ah skin care wax cimical an laheyn kaas oo kaadhigi kara qof qurux badan si dhibaato la,an ah.

Lama dareemidoono da,da adjirto hadii aad isticmaasho creams ka iyo saliida ankuuheyno. waa fursad wadankaaga lakenay

12/06/2026

πŸŒΏπŸ•Œ JUMCA MUBAARAK πŸ•ŒπŸŒΏ

Maalinta Jimcaha waa maalin barako, naxariis iyo ducaba leh. Waxaan dhammaan macaamiisheena, taageerayaasheena iyo bahda Geed Fahan u rajaynaynaa Jimco barakeysan oo kheyr badan.

barakeysan oo kheyr badan.

Sida geedku ugu baahan yahay biyo si uu u koro, nolosheenuna waxay u baahan tahay iimaan, aqoon iyo camal wanaagsan si ay u horumarto.

🌱 Alle ha inaga aqbalo ducada.
🌱 Ha inoo barakeeyo caafimaadkeenna iyo rizqigeenna.
🌱 Ha inaga dhigo kuwo kheyrka ku tartama.

Jumca Mubaarak dhammaantiin! πŸ€²πŸ’š

03/06/2026

πŸƒ Ma ogtahay in geedo badan oo hareerahaaga ka baxa ay leeyihiin faa'iidooyin aadan weligaa maqal?

Waxaa laga sameeyaa daawooyin, saliido dabiici ah, iyo waxyaabo caafimaadka muhiim u ah.
🌿 Ku soo biir Geedfahan si aad u barato aqoonta dhabta ah ee ku jirta dhirta dabiiciga ah.

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Howlwag
Mogadishu
252