Skill Point Institute
Skill Point Institute
Empowering Skills. Building Futures.💻
19/06/2026
🐧 Linux Aasaaska Dunida Casriga ah ee Teknoolojiyadda
Guuleed Ahmed Abdi Web Developer, IT Support Professional Certificate, IMB IOS And Android mobile app developer , PCEP Certified Python Programmer.
Linux waa nidaam hawlgal (Operating System) oo furan (Open Source) kana mid ah tiknoolajiyada ugu muhiimsan dunida maanta. Waxaa si weyn loogu adeegsadaa server-yada, adeegyada Cloud-ka, Cybersecurity, Software Development, iyo xarumaha xogta ee shirkadaha waaweyn.
Waxa Linux ka dhigaya mid gaar ah waa amnigiisa, xasilloonidiisa, waxqabadkiisa sare, iyo xorriyadda uu siinayo isticmaalayaasha iyo horumariyeyaasha. Sababtaas awgeed, shirkado badan oo caalami ah ayaa ku tiirsan Linux si ay u maamulaan adeegyadooda muhiimka ah.
Qof kasta oo doonaya inuu noqdo Software Developer, System Administrator, DevOps Engineer, ama Cybersecurity Specialist, barashada Linux waa tallaabo muhiim ah oo dhisaysa xirfaddiisa.
Linux ma aha oo keliya Operating System; waa aasaaska tiknoolajiyadda casriga ah.
05/06/2026
🎯 Dhalinyarada Soomaaliyeedow,
Haddii aad rabto xirfad casri ah oo aad si degdeg ah dhaqaale uga samayn karto internet-ka, baro WordPress Web Design.
WordPress waa xirfad kuu saamaxaysa inaad dhisto website-yo ganacsi, iskuullo, hay'ado iyo shirkado kala duwan. Ma aha xirfad adag, balse waxay u baahan tahay dadaal, joogteyn iyo tababar.
Maanta kumannaan qof ayaa lacag ka sameeya dhismaha website-yada iyagoo jooga guryahooda. Adiguna waad ka mid noqon kartaa haddii aad waqtigaaga geliso barashada xirfaddan.
💡 Ha sugin fursad inay kuu timaado, adigu samee fursaddaada.
✅ Baro WordPress
✅ Dhis Portfolio-gaaga
✅ Bilow Freelancing
✅ Kasbo Dakhli Online ah
Eng. Guuleed Ahmed
WordPress Web Design Specialist
Waxaan kugula talin lahaa inaad barato sida loo dhiso website adigoo isticmaalaya wordpress, wordpress waa CMS Aduunka ugu caansan 50% website aduunka kajira kudhisan waa xirfad fudud si deg,dega dhaqalo uga samayn kartid.
Furniture website using wordpress and elementor and WooCommerce
Python Integer data taype
Python boolean data types
List python
Samee Evc plus service adigo isticmaalaya Python Programming
Casharkan waxaa ku barane sidu ushaqeyo variable iyo data types si faah-faahsan
Chapter 2 waxaa kubaranaysa value,data type,operators
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252