Midnimo Rheumatology Center

Midnimo Rheumatology Center

Share

XARUNTA DAWEYNTA CURURADA KALAGOSYADA IYO ROMATISMKA

29/08/2026

Midnimo Rheumatology Center waxay raadineysaa 5 qof oo ku biira kooxda Marketing-ka.

Haddii aad leedahay Bachelor’s Degree iyo ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah, fursaddan adigaa loogu talagalay.

✨ Booska: Marketing
🎓 Shuruud: Bachelor’s Degree
💼 Khibrad: 2 Years Experience

Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfaddaada iyo fikradahaaga cusub kula biirto kooxdeena, nala soo xiriir maanta.

📞 Contact: 615 710 61 5710174
📍 Midnimo Rheumatology Center

27/08/2026

Ma la kulantaa xanuun jilibka ah markaad socoto, jaranjarada fuulayso ama aad dhaqdhaqaaq samaynayso?
Ha sugin inta xaaladdu kasii darayso.

✨ Caafimaadkaaga mudnaanta sii — xal ku habboon xaaladdaada ka raadi Midnimo Rheumatology Center.

📍 La tasho Dr yasin Ali
61 5710174

26/08/2026

Haddii aad la kulanto xanuun kala-goysyada, adkaansho, barar ama dhaqdhaqaaq xaddidan, ha iska indhatirin. Baaritaan iyo daaweyn ku habboon ayaa kaa caawin kara inaad dib ugu laabato nolol firfircoon.

🏥 Midnimo Rheumatology Center — daryeel iyo xal ku wajahan caafimaadka kala-goysyada.

📞 La xiriir: 61 5710174

📍 Nala soo xiriir maanta oo hel talo caafimaad oo ku habboon xaaladdaada.

25/08/2026

Haddii ciribtaadu ku xanuunto markaad subaxdii soo kacdo ama muddo taagnato, ha iska indho tirin.

👨‍⚕️ La tasho khabiir si aad u hesho daaweyn ku habboon.

📍 Midnimo Rheumatology Center
📞 61 5710174

20/08/2026

Ma dareemaysaa xanuun ciribta ah oo si joogto ah kuu haya, gaar ahaan markaad socoto ama maalinta bilowgeeda?

Hadda waxaa kuu diyaar ah fursad daaweyn bilaash ah oo uu bixinayo Dr. Yasin Ali,
oo ku takhasusay daaweynta kala-goysyada, Romatismka iyo Difaaca Jirka.

✨ Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah, una samee ciribtaada daryeelka ay mudan tahay.

📞 La xiriir: 61 5710174
📍 Midnimo Rheumatology Center

14/08/2026

Subax kasta adigoo la soo kacaya xanuunka ciribta? Maanta waa fursaddaada! 💙

La kulan Dr. Yasin Ali, dhakhtar ku takhasusay Kala-goysyada, Romatismka iyo Difaaca Jirka, kaas oo bixinaya daaweyn casri ah oo loo yaqaan Cortisone Heel Shot.

🎯 50 qof oo keliya ayaa ka faa’iidaysanaya ololahan bilaashka ah.

📅 15-ka Agoosto – 30-ka Agoosto

Ha seegin fursaddan! Isdiiwaangeli maanta adigoo wacaya lambarka shaashadda ka muuqda.

📞615710174

12/08/2026

Hyaluronic Acid Injection 💉✨
Daryeel casri ah oo loogu talagalay kala-goysyada, kana caawin kara yareynta xanuunka iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa.

📍 La xiriir Midnimo Rheumatology Center si aad u hesho macluumaad dheeraad ah.
61 5710174

11/08/2026

Ma la tacaalaysaa dhibaatooyin maqaarka ama timaha ah?

Midnimo Rheumatology Center waxey kuu haysaa adeegyo caafimaad oo lagu qiimeeyo laguna daweeyo xaalado kala duwan oo maqaarka iyo timaha ah.
Waxaan kaa caawinaynaa:
✨ Finanka wajiga (Acne)
✨ Cuncunka iyo xasaasiyadda maqaarka
✨ Timaha oo daata (Hair Loss)
✨ Burooyinka iyo baraha maqaarka

Kala xariir 61 5710174

06/08/2026

🦴 Duritaanka Hyaluronic Acid ee Jilibka

Haddii aad qabto xanuun, qallafsanaan ama dhibaato dhaqdhaqaaq oo ka timid duugga kala-goysyada, duritaanka Hyaluronic Acid wuxuu kaa caawin karaa yareynta xanuunka iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa.

Waxaan ku bixinnaa adeeggan si xirfad leh oo ammaan ah kadib qiimeyn dhakhtar.

📍 Midnimo Rheumatology Center
📞 Ballan qabso maanta.

03/08/2026

🌟 WAXA KA HOWL BILAABAY XARUNTA MIDNIMO RHEUMATOLOGY CENTER! 🌟

​Waxaan ugu bishaareynaynaa dhammaan bulshada sharafka leh in Dr. Cabdiwali Xasan Cabdiraxiin uu si rasmi ah uga howl bilaabay xarunta.

​Dr. Cabdiwali waa dhakhtar ku takhasusay Dermatology (Xanuunada Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha).

​Adeegyada aad ka helayso waxaa ka mid ah:
​🩺 La-tashiga & Daaweynta:
​Xanuunada iyo cudurrada Maqaarka
​Timo daadashada iyo daryeelka Timaha
​Xanuunada iyo dhibatooyinka Cidiyaha

​📅 La-tashiga & Ballamaha waa ay furan yihiin!

​📞 Wixii maahfaahin ah ama ballan qabsasho ah nala soo xiriir:
​Tel: 61 5710174

Midnimo Rheumatology Center XARUNTA DAWEYNTA CURURADA KALAGOSYADA IYO ROMATISMKA

Category

Address

26 Labour Road
Mogadishu
252