Find businesses in Qardho. Listings include Mahuraan Tech, ASAL JET Qardho, Aidrus Graphics, Carwo Dhawrsan, Kaamil Dental Equipments, Habays Online Market.
Mahuraan Tech waxa aad ka helaysa Computera , Smart phones iyo qalab kooda oo tayo sare leh.
Asal Jet's mission is to promote your business with high-quality design and printing service
Ku soo dhawoow Aidrus Graphics! Waxaan abuuraa design-yo qurux badan oo soo jiita indhaha: poster, logo, iyo sawirro social media ah. Hal-abuurkaaga waa mudnaanta koowaad."
ku soo dhawaaw walaal Carwo dhowrsan Fashion, gacmo furanna kusoo dhawaaw. Mahadsanid
Safaari Restaurant - Qardho is an professional or international hotel in Qardho Puntland Somalia
waa bakhaar iibiya raashinka iyo bagaashka jumlo iyo tafaariiq