Aglad Creatives

Aglad Creatives

Share

Aglad Creatives waxaad kaheli doontaa adeegyo dhammeystiran, kuwaas oo aan ku saleynay baahidaada.

20/07/2026
Photos from Aglad Creatives's post 20/07/2026

Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ Cusub u sameynno ๐‚๐Ž๐ƒ๐„๐˜ ๐€๐‚๐€๐ƒ๐„๐Œ๐˜, oo ah madal lagu barto xirfadaha, soona saarto xirfadlayaal ku hubeysan xirfadaha ugu muhiimsan dunida, ee ah Communication Skills iyo Journalism.

๐‚๐Ž๐ƒ๐„๐˜ ๐€๐‚๐€๐ƒ๐„๐Œ๐˜, oo uu aas-aasay Ustaad Aweys Hassan Mohamed, ayaa inoo doortay sameynta Astaanta Akadeemiyadda, innagoo kadhignay Astaan soo jiidasho leh, kana tarjumayso waxa ay u taagantahay Akadeemiyadda.

๐—ฆ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚ waa waxa lagugu aqoonsan karayo, waxayna kaa soocaysaa dadka kale. Haddii aad u baahantahay Astaan adiga kuu gaar ah, waa waqtigii aad dalban lahayd. Waxaadna joogtaa goobtii ugu habboonayd.

๐Ÿ“ž Nagala soo xariir +252619019959

29/06/2026

Muuqaalka Animationka ah wuxuu si dhab ah u Gudbinayaa baahidada xayeysiin.

Hadda soo dalbo Muuqaalkaga, oo gaarsii fikirkaaga meel dheer.

Nagala soo xariir 0619019959

18/06/2026

๐’๐€๐‘๐˜๐€๐€๐ ๐๐Ž๐Ž๐Š๐’

Waxaan Xayeysiintan u sameeyay SARYAAN BOOKS, oo ay Aas-aaseen dhalinyaro Qoraayaal ah.
Adigana waanku sameyn karnaa nooc waliba oo xayeysiin ah oo aad u baahantahay.

Nagala soo xariir 0619019959

16/06/2026

Waxaan dhammaan ummada Muslimiinta ah ugu hambalyeynayaa Sanadka Cusub ee Hijriga ah ee inoo dhashay 1448.

Alle ha innooga dhigo sanadkaan mid kheyr iyo Barako leh.

28/05/2026

Waxaan sameeyaa Nashqadaha (Posters Design), Loogooyinka iyo Muuqaalada Dhaq-dhaqaaqo ( Motion Graphics).

Mashruuc kaste waxaan ku kabaa hal-abuurnimo iyo hufnaan, anigoo diiradda saarayo qancinta Macaamiisha, si ay u helaan adeeg kulansaday Tayo iyo Deg-Degsiimo.

igala soo xariir +252619019959

26/05/2026

Ciid Mubarak Dhammaan ummadda Soomaaliyeed, Alle Caafimaad ha innaga gaarsiiyo ciidaan ciideeda kale.

Eid Mubarak

15/05/2026

Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Maanta oo ah 15 May, waa maalin aad ugu weyn Dhalinyarada Soomaaliyeed, una baahan in aan xasuusanno halgamaayaashii SYL, ee u istaagay Gobanimada Soomaaliyeed, una huray Naf iyo Maalba.

Hambalyo Hambalyo dhammaan Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Photos from Aglad Creatives's post 12/05/2026

๐Ÿ“ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐จ๐จ ๐€๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ง๐ญ๐š๐š๐๐š (Logo) ka dhigaya mid ๐’๐Œ๐€๐‘๐“
ah!

Baro Sharciga ๐’๐Œ๐€๐‘๐“ ee lagu qiimeeyo Logooyinka guuleystay.

Haddii aad u baahantahay Astaan buuxisay dhammaan sharuudahaan, Nagala soo xariir +252619019959 ama 62 8424990

05/05/2026

Aglad Creatives ๐๐ž๐ก๐š๐ง๐œ๐ž ๐Ÿ‘๐ƒ ๐”๐ˆ ๐€๐ง๐ข๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง

Waxaan kuu sameyn karnaa Animation soo jiidasho leh, oo kor u qaadayo Macaamiishaada.

Si aan kuugu adeegno Nagala soo xariir +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ—

Telephone

Website

Address

Mogadishu