Codmaal TV

Codmaal TV

Share

Codmaal TV
Your voice. Your story. Our lens. Videos | News | Podcasts | Social Awareness and More

10/09/2026

Ayax tag eelna reeb Taariikhdii AUN Ayax Dhowre....

10/07/2026

Abdi Print Shop Minneapolis oo lagu sameeyo adeegyada daabacaada kala duwan ayaan soo booqanay
Daawo Muuqaalkaan

10/05/2026

🧠 Noocyada xanuunnada dhimirka, waxyaabaha sababa, iyo sida Psychotherapy (daaweynta cilminafsiga) loogu caawiyo dadka la nool xanuunnada dhimirka. Maxaa Sababa, Sideese Loo Daweeyaa?

Sidoo kale, sidee loo garan karaa qofka u baahan gargaar, maxaase la samayn karaa si looga hortago inuu qofku naftiisa ama dadka kale waxyeelleeyo?

🎥 Daawo wareysiga oo dhammeystiran.

Psychotherapist: Mohamud Abdi Hussein.

10/04/2026

Suldaanka Guud ee beesha Yibiraha ama Rer Beni Xaniifa oo ka sheekeynaya xoolihii samanyaha ee ay ka qaadan jireen reerkii wiil u dhasho...

10/04/2026

Xasan Sheekh "Uma diidayno Itoobiya inay hesho marin badeed haddii ay isticmaalayso dhulka soomaaaliya" waxaa ka jawaabay Ex Xildhibaan Abdibare.

10/03/2026

Qof walboow qofkaaga waa taqaanaa qeybta uu doqonka ka yahay ee xali, Guri aan doqon iyo doqon joogin majiro...

10/03/2026

🚨 KUMANAAN QOF OO MINNESOTA KU NOOL OO WAAYAYA CAYMISKA CAAFIMAADKA

Bishan October, in ka badan 5,000 oo qof ayaa waayay caymiskooda caafimaadka, halka Xildhibaan Mohamud Noor uu sheegay in bilowga sanadka cusub ay tiradu gaari karto in ka badan 100,000 qof oo waaya caymiskooda.

Maxaa sababay isbeddelladan?
Yaa sida gaarka ah ay u saameynayaan?
Maxay yihiin fursadaha u bannaan dadka caymiskoodu istaagayo?

🎥 Daawo wareysiga Xildhibaan Mohamud Noor oo si faahfaahsan uga hadlaya isbeddellada caymiska caafimaadka iyo dadka ay saameynayaan.

10/02/2026

Maxaa ka jira xiriirka la sheegayo inuu ka dhexeeyo Yibir iyo Falasha (Beta Israel) ee Itoobiya laga qaadi jiray kuwaasoo yuhuudu sheegatay inay isla dhasheen dabadeedna loo dhoofiyay dhulka yuhuuda❓️

Suldaan Mohamed Suldaan Ahmed "Ayax-dhowre"
Suldaanka Guud ee Beesha YIBIR (BENU XANIIFA)

10/01/2026

🚨 KUMANNAN QOF OO MINNESOTA KU NOOL OO BERRI WAAYAYA CAYMISKA CAAFIMAADKA!

In ka badan 5,000 qof oo Minnesota ku nool ayaa laga bilaabo berri, October 1, waayi doona xaqa ay u lahaayeen Medical Assistance (Medicaid), kaddib isbeddel ku yimid sharciga federaalka.

🎥 Xildhibaan Mohamud Noor oo ka tirsan Golaha Wakiillada Minnesota ayaa faahfaahinaya dadka ay arrintani saameynayso iyo waxa isbeddelkan cusub uu ka dhigan yahay.

▶️ Daawo muuqaalka oo la wadaag asxaabtaada.

Want your business to be the top-listed Media Company in Minneapolis?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Minneapolis, MN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codmaal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Minneapolis.