Idiris Show

Idiris Show

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Idiris Show, Digital creator, 12155-54 ST NW, Edmonton, AB.

05/08/2025

Alle Ha Cafiyo Hooyo
Uduceya Gabadhan

Photos from Idiris Show's post 05/06/2025

Garoob Cawiye ine Hoyadey igu Wacdo Ma Rabo kulaha War Ninkan Mamo Boyka ine Noga Maqna

Saxipayal Yarkan Maku Saxan Yahe ino Sidan Sameyo
Sido Kle ina Garoobada Sida Lo Galo Ma Sax Ba

05/04/2025

Please Eheladoda La Radsha

Asha Jama Hersi Marwadan idin Muuqata Waxaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay magaala ka mida dalka Kenya 🇰🇪 Wiilkeedana uu dhaawac halis yahay .

Wiilka dhalinyarada ah ayaa la sheegay in ay u keentay Kenya si ay u barto Diinta waxayna ka yimaadeen dalka USA 🇺🇸 .

Fadlan la raadiya qoyskeeda qofkii yaqaana halala xiriira booliska dalka Kenya si Loo Aaso Maydka Marxuumada.

Alla Yaraxma .

05/04/2025

Bananka Ayu igu Ureyey Marka Dhahane igurso O Mel idagso Wau Iga Diide Sidas Waxa Dhahe Gabadhan O TikTok Loga Yaqan Mss Duco

05/02/2025

|| Subxanalah || Asxapey Gabadhan Wllashin Ah Talada Haka Baqiilina Plz

Photos from Idiris Show's post 05/02/2025

Ma Gudbayasha Waso Baten | Kulaha Kubada Ada | Ma Kubad Layla Kafican Ba Jirta Ayada Aba Kubad iyo suqaar isku ah 😛

Photos from Idiris Show's post 05/02/2025

War Saxipayal Nafkan Talo Siya wa Saxipke
Bahasha Marke Halkan Mareso Ani Gacan Ka Tage

04/30/2025

Laxowla || War Ya Tano Kale Arke || Habel Wala Med Garace Hada Maqasho Wakan😂

04/30/2025

Ninkeygu haduu igu amro in Hooyadey guriga imaan karin waa ku qasbanahay inaa amarkisa qaato wayo guurku waa kala dambeyn iyo is adeecid

Gabadhan ayaa sidaas tiri

04/29/2025

Xaliimo San Cml Bucbuc U Noqote Meshan Uga Wac
Sido Kle Qoftan Hees E Caan Ku Tahe Sheeg

04/16/2025

Guurso Gabar Calamadahan Leh…..Se More

04/16/2025

ADKAATAY O FOGATE

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Edmonton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


12155-54 ST NW
Edmonton, AB
T5W 3N4