SomSchool

SomSchool

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SomSchool, galkaio, Prince Albert, SK.

09/20/2026

πŸŽ“ Maamul Dugsigaaga Si Casri ah!
Dugsigaaga ma weli wuxuu ku shaqeeyaa waraaqo, Excel iyo xog kala daadsan?
SomSchool wuxuu kuu keenayaa nidaam casri ah oo kaa caawinaya inaad dugsigaaga si fudud, hufan oo ammaan ah u maamusho.
πŸ“š SomSchool wuxuu kuu fududeynayaa: βœ… Maamulka ardayda & macallimiinta
πŸ“Š Natiijooyinka iyo imtixaannada
πŸ“… Jadwalka dugsiga
πŸ“ Attendance-ka ardayda
πŸ’° Maamulka lacagaha & fees-ka
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§ Waalidiinta oo si fudud ula socda horumarka carruurtooda
πŸ“± Mobile App & xog laga heli karo meel kasta
πŸš€ Dugsiyo Casri ah β†’ Mustaqbal ifaya
Haddii aad tahay maamulaha dugsi oo aad rabto inaad dugsigaaga u beddesho nidaam casri ah, SomSchool waa xalkaaga.
πŸ“© Nala soo xiriir si aad wax badan uga ogaato SomSchool.

Want your establishment to be the top-listed Arts & Entertainment in Prince Albert?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Galkaio
Prince Albert, SK

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomSchool posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Prince Albert.