AB

AB

Share

Fikirkyga iyo ficilkayga ii khaaskaa

01/02/2026

Hadii dad lawaayo dal la aqoonsado waxba makeenyso

madaxda somaliland waxa hortaal waxyaalo ubaahan in saaid ay uga fiirsadaan

Sida ay ila tahay uma malaynayo in isre**l ay keenayso dad falastiiniyin ah dhulka somaliland maadama ay ogyahiin inay access uhelayaan inay la macaamilaan xutiyiinta iyo dadka kale ee carbeed ee kuxeeran

Wayna ogyahiin meeshaas in dhib kale uga imaanayo iyo in falstiiniyiintu helayan meelay halgankooda dib iga bilaabi karaan

Marka sida Isre**l hada wxay usocotaa waa un hal mida waana inay kala dagalamaan somaliland xuutiyiinta taasina waa mid aan dan u ahayn shacabka somalind midka puntland β€˜iyo dhamaan gobalada kale ee somalia taaso keenaysa caqabad dhaqaale oo marinka badda cas oo xirmaysa iyo mid nafeed oo gantalada ay xutiyiintu haystaan waa kuwo said u khatara

Waa in caqli wanaagsan wax lagu eego waxaad rabtaan iyo waxa idinku soosocdana isku miisantaan πŸ™Œ

11/26/2025

Villa Somalia

11/26/2025

11/25/2025

πŸ‡ΈπŸ‡΄βœˆοΈβ“

07/15/2025
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Toronto, ON