Omar Show
WAXGARAD | WACYI GELIN
MADADAALO
05/28/2025
:--Madaxtooyada Villa Somaliya waxaa caawa Shir Albaabada u xiran uu uga socdaa Maxamuud Shido Kaadirka Aaran-Jaan oo Safar qarsoodi ah maanta Muqdisho ku yimi Cali Xoosh Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xasan Shire Abgaal iyo Madaxweyne Xasan Shiikh iyo RW Xamse Cabdi Barre.
Shirkaan xogaha looga haldayo ayaa ah sidii furin cusub looga furi lahaa Gobolka Nugaal si lamid ah buuqa Mudug hadda ka taagan ee Xasan shiikh Lacagaha ku bixinayo.
Kulanka Waxaa dibadda looga saaray Wasiirka gaadiidka Nuux dheere oo Kala kulmay waji gabax.
Aaran-Jaan ayaa ka shaqaynaysa in Puntland iyo Jubbaland ay Xasan ku qanciyaan in uu furin horleh oo siyaasadeed ka furo waloow kooxdaan awooodaada aysan muuqan hadda.
05/28/2025
Mucaaradka Soomaaliya ayuu shir uga furmay magaalada Muqdisho.
Jubaland Force✌️💪
Rag Argagixisada basaasiin u ahaa oo maanta kaso hormuuqday Maxkamada Ciidamada Jubaland.
Ciidamada Jubaland oo horjoogayaal sar-sare ku dilay howlgal ka dhacay gobolka Jubada hoose.
05/25/2025
Faalo kooban ka bixi sawirka halkan idinkaga muuqda.
05/24/2025
Magaalada Kismaayo gaar ahaan agagaarka Garoonka Diyaaradaha ayaa maanta tababar loogu soo xiray dufcadii sadexaad ee Booliiska gaarka ah ee Jubaland oo dhawaanahan halkaasi uu tababar uga socday.
Munaasabadda xiritaanka tababarka waxaa goob joog ahaa Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Amniga ahna kusimaha Wasiirka, Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Jubaland, Taliyaha Booliiska qeybta gobolka Jubada hoose, Taliyaha Amniga Garoonka Diyaaradaha iyo saraakiil kasocotay Ciidamada Maraykanka ee saldhigga ku leh Garoonka.
Argagixisada maalmahan dhiigooda ayaa ku qubanaya gobolka Jubada hoose💪
05/23/2025
Maanta oo ku beegan Jimce, 23 MAY 2025, waxaa la ibo-furayaa ollolihii difaaca dastuurka dalka iyo sidii la aqoon jiray gelitaanka doorashadii guud.
"Waxaan diyaar u nahay inaan dhawaan Argagixisada ka xoreyno degmooyinka naga maqan, anago cid kale ku xisaabtamayn" Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam hadal h**e.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Toronto, ON
M9N3W6
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Omar Show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.