Villa Raso

Villa Raso

Share

Soodaynta warar xaqiiqo aha

09/05/2026

Well come next 5 year
Mudane madaxwayne
Halasoo dhaweeyo
Hala taageero
Hala garab istaago
Xisbiga
Barwaqo p.p

30/04/2026

Waa xidigihii fanka somaliyeed
Mr dalmar iyo Mr dayax
Oo wacdaro dhigaya

30/04/2026
30/04/2026

Alxllh alxllh alxllh
Raxmadii alle oo saaka si wanaagsan UGA da day magaalada iyo nawaaxiga raaso
Manshaa allh allow noosii ziyaadi raxmadaada

Wuxuu da ayay muddo 1saac iyo ilaa 20 daqiiqo

25/04/2026

Su,aal
Maxay tahay sababta uu nabi muxamed (NNKH )uuna waligii noloshiisii u aadaamin Hal maalina
Jwb commentiga noogu reeb

25/04/2026

Madaxa maaliyada degmada raaso
Mudane Cali sh c/laahi
Alle ha caafiyo
Xanuun yar oo imtixaanka aduunka kamid aha ayaa haleelaye

12/03/2026

Hadafkeenuu waa xisbiga pp
Bulshoy kubaraaruga pp waa barwaaqadeena
Waa bishaaradeena

Muwaadin hamoogaanin codkaaga kuhubso xisbiga samatabixinta iyo barwaaqaynta bulshada Ethiopia ee PP

Well come marwo /xildhibaan hibo to raaso iyo dadkaagi ,dalkaagii iyo xubnahaagii xisbiga Pp

05/03/2026

Hhhhhh
Trump wax uu dhuuso moodayay ayaa xaar kunoqday
Gantaalada iraan ee marba marka kadanbaysa kasii daraya iyo dagaalkii shalay dhan ay iraan kuduqaynayeen oo noqday sawiro iyo guryo sifican dhulka loogu naqshadeeyay oo magaalooyin iyo garoomo diyaaradood ,diyaaradihii laftooda loo gudhexsawiray ayuu trump lawareeyay inuu waasho markii lagayaabay
Ayaa caawa looducaynayaa

Ducada loogu ducaynaayo waxaa kamid aha in qalbiga Jesus kuuqaboojiyo
Hhhh hhhhh

Bal ila dawo vidiogan
Fadlan page kan flowda yaan Laga ilaawin

04/03/2026

Gantaalada iraan oo caawa gaadhay saldhigyada maraykanka uu kuleeyahay giriiga

Telephone

Address


Jigjiga
RASO