Pro Ridwan Sheik Nur
Waxan ahay tabiye Kubbada cagta ah, taagera United ah iyo wariye Sports, kusoo dhawow Page-keygan. π
02/10/2026
π¨ | Kulankii maanta Amad gabi ahaanba k**a uusan qeyb qaadan laakiin Matthijs de Ligt & Carlos Baleba Ayaa ciyaarey kulanka.
Baleba Ayaa kusoo bilawdey shaxda wuxuuna ciyaarey 60-daqiiqo, halka da'yarka Victor Musa oo uudhaliyay labada gool ee ay kooxdu guusha ku gaadhay.
Da'yarta kala ah Thompson iyo Orozco ayaa sidoo kale ka qeyb qaatey kulankan, halka Rashford iyo Mainoo ay daawanayeen ciyaartan. []
02/10/2026
πΈ | Diego Leon Ayaa daafaca bidix ka ciyaaray kulankii maanta ee Vs Lausanne. β€οΈπ΅πΎ
02/10/2026
π¨ | Man Unuted ayaa maanta kulan saxibtinimo Carringron kula ciyaartey dhigeeda Lausanne.
Waxayna guushu 2-1 ku raacdey United, xidigaha dhaawaca kasoo laabtey ee Matthijs de Ligt iyo Carlos Baleba Ayaa kulankan kusoo bilawdey. [ ]
02/10/2026
π¨ποΈ| ππππ ππ: Madaxa fulinta Man United ee Omar Berrada ayaa ka maqnaa shirkii UEFA ee Isnuucan.
Iyadoo ay taagan tahay xaaladda ka dhalatay eedeymaha ay maamulka Premier League u haystaan Man City.
Omar Berrada ayaa si gaar ah ugu kalsoon in isaga aan lagu dari doonin ganaaxa la filayo in lagu rido City, haddii aysan racfaankooda ku guulaysan. []
01/10/2026
π¨ | Rui Pinto legend horyaalka Premier League ah laakiin aan waligiis ka ciyaarin horyaalkan. β€οΈβοΈ
Haddii aad garan waydo ninkan sxbka taagera Man City Mentin kusoo dheh qeybta commentiga kadibna waydii ninkan qofka uu yahay. π
01/10/2026
π¨π| Jamie Carragher:π£βQof dambe ima odhan karo, βwaligaa horyaalka Premier League kuma aadan ku guuleysanβ, laakiin hadda wixii ka danbeeya waxaa la odhan doonaa Kevin De Bruyne kuma guuleysan wax horyaal ah!β π
01/10/2026
π¨π| π‘ππͺ: David Ornstein oo ka hadlay ciqaabta suurtagalka ah ee ay la kulmi karto Manchester City:
π£βMaadaama lagu helay dambi dhammaan eedeymaha, waxaad qiyaasi kartaa in ay lakulmi karaan CIQAAB AAD U CULUS.β
βAnigu KELIYA WAAN QIYAASAYAA, balse uma malaynayo inay Premier League kasii ciyaari doonaan haddii ciqaabtu la mid noqoto eedaymaha lagu helay.β
01/10/2026
π¨π| π‘ππͺ: Gary Neville:βMa tahay in Manchester City laga xayuubiyo DHAMMAAN koobabkii ay ku guuleystey muddadaas?
π£οΈRoy Keane:π£βHaa.β
π£οΈIan Wright:π£βHaa.β
π£οΈJamie Carragher:π£βHaa.β
01/10/2026
π¨π| David Ornstein:πβHaddii aan wararkan ku aadan dacwadda Man City si khaldan u gudbin lahaa, xirfaddayda wariyo nimo way BURBURI kartay, ama waxaan si aad ah ulumin karay sumcaddeyda.β
01/10/2026
π¨π| π‘ππͺ: Jamie Carragher:π£βMAR WALBA waan ku qancanaa in Manchester City ay dambiile tahay."
"Marnaba ma rumaysni iney Premier League ay kaga adkaan karto dagaal sharci ah, marnaba uma malaynayn in tani dhici karto.β
Category
Contact the business
Telephone
Address
150-Km
Jijiga
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Pro Ridwan Sheik Nur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.