HIT OR RUN

HIT OR RUN

Del

KU XIDHNOOW PAGE-KA KU QASAARI MAYSID 😆 🤣 ❤️ ✋️

23/09/2026

Yaab bal naagtaas eeg...

21/09/2026

WAA SHEEKO DHAB AH...

Bk oo wax yar oo qaad ah haysta ayaa saaxiibkii Weedhsame soo dhinac fadhiistay. Markaas buu isagoo dhoollacaddaynaya intuu Weedhsame jalleecay yidhi:

-Abwaanka abwaannadow, maxaad haysaa?

Weedhsame oo laan qaad ah afka sii galinaya hortiisana eegaya ayaa si qabow ku jawaabay:

-Nabad!

Kolkaas buu aammusay. In badan bay kala aammusnaayeen. Bk wuu ogyahay saaxiibkii in aanu intaas oo saacadood ah aammusi jirin. Sidaas darteedna wuu la yaabay oo wuxuu isweyddiiyay:"Tolow abwaanka maxaa ku dhacay? Muxuu u hadli waayay? Awel sow kii dhurmi jirayee sida BBC-doo kalana i dhegayso ama hay dhegaysan ahaan jirayee maxaa maanta aammusiyay?!" Markaas buu ku yidhi:

-Weedhsamow, saaxiib, maxaa maanta ku helay oo aad u aammusantahay?

Weedhsame baa ku calaacalay:

-Maxamedow, wax kale maahee beryahan suuqaygii hoos-u-dhac baa ku yimid. Dadku way i illoobeen. Jiheeye iyo Aadan-Sahan uun bay ku mashquulsanyihiin. Aniguna baarkin baa lay dhigay. Nin weyn oon la soo hadalqaadinna waa laga wanaagsanyahayee horuu Daaha Gaas u yidhi "Hadalhayntu waa sharaf" sidaa awgeedna anigu wax i hadalhaya kolkaan waayay baan shakiyay oon is idhi 'Xasanow malaha bilaa sharaf baad noqotay'...

Xasan markuu hadalkaas yidhi ayuu oohin daba qabsaday. Hiq! Hiq! Hiq!

Bk waa qof naxariis leh. Aad buu u qalbi jilicsanyahay. Waxyaabahaas oo kale wuu ka damqadaa. Ma jecla in uu arko ruux murugaysan. Sidaas darteed buu Weedhsame ku dejiyay:

-Saaxiib aammus! Saaxiib aammus! Sheyddaanka iska naar! Iska naar sheyddaanka! Bes! Bes! Saaxiib igu hallee in dhawr cisho lagu hadalhayn doono... anaad iga taqaannaa taasee aammus! Aammus! Bes! Bes...

Weedhsame dhegihiisa ayuu rumaysan waayay markaas intuu madaxiisa kor u qaaday buu Bk ku yidhi:

-Ma Wallaahi baa?!

Bk oo madaxiisa ruxaya ayaa ku jawaabay:

-Haa waa Wallaahiyee anaa kaa macaanayn doona ee illaa berri i sug!

Weedhsame wuu farxay. Ilmadii buu iska tiray. Markaas buu intuu si wacan u fadhiistay iska qayilay isagoo qaadaya:

Sow jowharaddaydaay
Jiidhkaygu kuma tebo
Jeexaygi midigeey... HIT OR RUN

21/09/2026

wax ka baro nabigaaga dhaqamadiisa qariibka ah 😢 😭

17/09/2026
17/09/2026

Qaracani waa iga qosliyay 😆 🤣 😂

14/09/2026

WAX AANU FILAYN AYUU ARKAY OROD AYUU MIICANSADAY.. 😆 🤣 😂

13/09/2026

NAAG AFAR NIN WADA QABAAN WAA SHEEKO CUSUB AAR XALIIMO ADI MA SIDAN I GALAAYO.....

10/09/2026

Dumarka miyigu waa dahab 😆 🤣

Vil du plassere din offentlig person på toppen av Offentlig Person-listen i Oslo?
Klikk her for å få din Sponsede Oppføring.

Adresse


Oslo

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når HIT OR RUN legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Abonnere

Vi vil varsle deg når noe skjer i Oslo.