Mastermind-Center for Debating.

Mastermind-Center for Debating.

Share

Mooge is always madi because lack of of enough information from his or her Opportunities and history. Education with Information giving

03/04/2025

Daawade mataqaan halka uu kasoo jeedo tayga surka lugu xirto? NAGALA SOCO

https://youtu.be/bELjOqM5GzI?si=6i3gKw2Qo_OO4Svs

27/06/2024

MANSHA ALLH maxaa ka qurux badan jawigan dagan iyo aqrinta kalaabka rabi. Walal gaarsii walaalaha kale?

28/01/2018

Ilmada ka qubaneysa waa ka dhab, waxay tabayaan macaankii dowladnimo iyo neecaawdii dalkoodii, waxayna ku nool yihiin dal shisheeye. Urur ay ugu magacdareen ayay ku midoobeen, kaasoo u taagan horumarinta dhallinyarada gaar ahaan kuwa Qurba joogta ah oo aan ku nooleyn . xaruntoodu waa xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Sababaha lagu aas-aasay ururkan waxaan kasoo calaamadeeyey sidii looga hortagi lahaa Tacaddiyada loo geysto dhallinyarada, Muqaalkaan Haduu kuqiiro Galiyey Walal Faafi oo dheh.Mahadsanid.

Photos from Mastermind-Center for Debating.'s post 10/03/2017

MANSHA ALLAAH.

dhalinyarada somaliyeed inay bulshada wax kabadaalaan, waxay kuxirnaan kartaa hadba sida bulshadeenu muhiimada usiiso dhalinyaradooda. ayadoo loo abuurayo goobo ay dhalinyaradu kuwada xiriraan, kutashadaan, lugula taliyo kii hadba culays soo wajaho,in loo sameeyo guidiance ama jahayn, inladhagaysto fikradaha dhalinyarada lana maalgaliyo. Talentska ama hibooyinka ay dhalinyaradu leeyihiin ayagoo loo tababarayo inay fahmaan da"yartu hibooyinkooda si bulshadu ay wax ugabadalaan. bulshadeenuna unoqoto bulsho xadaarad iyo ilbaxnimo kukobocda ayadoo loomarayo xusida wixii tagay iyo qorshaynta waxa taagan, halka laysku hawlayo gaarida yool bulshada uwada muuqda gaar ahaan dhalinyarada oo ah xooga dal iyo dadkastaba ku xisaabtamo dardargalin iyo difaacba.

HADABA HAWLAHAAS QAARBADAN OO KAMIDA WAXAA FULIYAY QAARNA KUHAWLAN XARUNTA DHAQANKA, FILIMADA, HIBOOYINKA IYO MASKAX DHISIDA(MENTORSHIP) EE TAWAKAL OO LAGU DHEEHAY AQOONYAHANO IYO DHAQATIIR.

AAN FAHANO XOOGA DAYARTA IYO FIKRADAHA KADHEX GUUXAYA?.

BY: Ahmed wadani.

Photos 03/02/2017

Together we can succeed than divided.

Photos 28/01/2017

Thank you for giving me hope Mr.suldaan,one of PHD researchers in Kenya, thank you for working community as volunteer.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Kosti?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kosti