Like plus share

Like plus share

Share

news media

07/07/2026

sarifle iib ah cidii u baahan

Photos from Like plus share's post 10/06/2026

bajaj iib ah 1950$

09/06/2026

tig iib ah

05/06/2026

jaran jaranjar iib ah

03/06/2026

nagu soo biir oo ka faaidayso fursadan

Photos from Like plus share's post 11/04/2026

waa la iibsaday

25/12/2025

πŸ“’ FURSAD SHAQO (VACANCY)
πŸ“ Goobta: Muqdisho, Xamar Weyne
🏒 Shirkadda: Sanguni Electronics
πŸ’Ό Jagada: Sales & Marketing Officer

Ma tahay qof jecel Tignoolajiyadda? πŸ“±πŸ’»
Ma leedahay aqoon fiican oo ku saabsan qalabka Electronics-ka? Ma leedahay xirfad aad dadka ku qancin karto, waxna uga iibin karto? Haddii ay jawaabtaadu tahay HAA, waxaad heli kartaa fursad qaali ah oo aad ugu soo biirto kooxda Sanguni Team.

Shuruudaha laga rabo qofka:
Aqoonta: Shahaado Jaamacadeed (Business Administration, Economy, ama wixii la mid ah).

Khibradda: Ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah oo ku aaddan Iibinta iyo Suuq-geynta.

Xirfadda: Inaad tahay qof cod-kar ah oo ku fiican soo dhoweynta iyo la macaamilka dadka.

Awoodda: Inaad si hufan ugu sharxi karto macmiil kasta qalabka uu u baahan yahay, kana iibin karto.

Sida loo codsado:
Haddii aad buuxisay shuruudaha kor ku xusan, fadlan ku soo hagaaji CV-gaaga cinwaanka hoos ku qoran:

πŸ“§ Email: [email protected] πŸ“… Xilliga k**a dambaysta ah: 05-Jan-2026

Mahadsanid!

20/12/2025

Subti wanaagsan, Subax wanaagsan Hargeisa.

Category

Telephone

Website

Address


Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Like plus share posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Burco.