Dholayare
Welcome to my page Dholayare ila soco aad la socotid wax walbee.💻🎤
01/08/2026
Maalinba maalinay ka roon tahay!
2022 waxaan kamid ahaa shaqaalihii Hirgalinta Doorashada ee State ka shaqaynaayay, waxaan goob joog ahaa halkii lagu dooranaayay dhammaan Xildhibaanadii iyo Senators kii Ree Galmudug ee 40 iyo dhowr ka ahaa.
Marar ka qaar ka Holka doorashada waa la isku fara baxsanaayay marmarna musharaxinta ilmada ayaa ka qubanaysay horteena ayay ku bownaayeen runti aniga damiirkayga kuma wanaagsanayn halkaas Lkn waxaba ma badali karin.
Maanta waxay joogtaa meel fican meelaha qaar ba waxyaabo aan ficnayni ha ka dhacaane in bulshadu go’aan ka leeyihiin kaarar ka codbixinta haystaan.
Meel fican ayay maanta joogtaa, barina rajadu way fican tahay ee hala samro.
Hiigsi muuqda iyo nabad.
W/Q Agasime Abdullahi Somali
Waxaan wali la xaqiiqjin wararka sheegaayo inuu tanasulay Madaxwayne Ahmed Abdi Kaarie
Waa waxba k**a jiraan wararkaasi kaliya waxaa la go’aamiyay in si Nabad ah ku yimaado Ra’isul wasaare Hamse Abdi Barre.
Wixii dheeraada halkaan ku xirnow.
Godinlabe saaka markii ugu horeysay ayaa lagu qaaday imtixaanka dugsiga sare.
Ardaydu awal waxay imtixaanka usoo doonan jireen cadaado.
Cabdudwaaq xabbad iyo korontadii oo la jartay ayaa la isugu daray caawa rag rabay iney xaflad ku dhigtaan.
: Banaanbaxyo looga soo horjeedo doorashada qof iyo codka ah ayaa saaka ka dhacay magaalada Cabuqwaaq.
Waxaana lagu soo bandhigey ciidamo farabadan oo wata hub iyo gaadiid dagaal kuwaa oo muujiyey sida ay u diidan yihiin doorashooyinka boobka ah ee dawlada xasan sheikh ay wado.
Sharif istakiin
Galmudug lakala adkaa!
Madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ah nin siyaasad yaqaan ah waxa uu u muuqdaa in xasan sheikh uu kaga adkaaday galmudug ka dib xiisad soo jiitamaysay mudo oo galmudug ka jirtay.
Galmudug ayaa loo galayaa doorasho furan waxaana meesha ka baxaysa in musharax gooniya loo xiro kursiga Galmudug sidii koofur galbeed oo kale.
Xasan sheikh ayaana ku hungoobay in musharax liibaan shuluq uu keeno galmudug waxaana muuqata xiligaan in Ahmed Abdi Kaarie fikir uusan raali ka ahayn ka hirgalaynin galmudug.
: Ciidamo Xad dhaaf ah oo aad u hubeysan kana tirsan kuwa Nabad sugida ayaa xirtay isgoyska Beexaani oo aan ka fogeyn xarunta hey'adda NISA ee Habar Khadiijo.
Warar horu dhac ah ayaa sheegaya in ay taagan tahay xiisad u dhaxeysa Taliyeyaasha Nabad Sugida iyo kan militariga arrintaa oo la xiriirta baaritaan hub oo lagu sameynayo guryaha saraakiisha ciidanka iyo madaxda deggan agagaarka Mirinaayo.
Taliye Odowaa Yuusuf Raage ayay wararka sheegayan in uu bartilmaamedka yahay balse weli lama xaqiijin karo.
Shalay galab waxaa dib u dhacay bandhig hub oo ay booliiska ku sameyn rabeen saldhigga boliiska ee degmada Cabdicasiis kadib markii uu tallabadaasi ka hor yimid taliyaha ciidanka xoogga Janaraal Ibraahim Maxamed Maxamuud.
: Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa markale ergo nabdeed iyo xubno wasiiradeeda oo kasoo jeeda Saami qeybsiga RW Kheyre u dirtay aaga dagaalka, iyadoo sheegtay in ay dagaalka joojinayso ciidankana ay qaadayso ee xabadda la joojiyo.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa xalay si cad u diiday in dagaalka la joojiyo, laakiin 16 saacadood ka dib handadaad uga imaanaysa Mareykanka & Ingiriiska ayaa ku riixay tagida dhab u hadalka iyo in aan xabad lagu adkaan karin oo cadaatay.
Deg Deg: Kulan ayaa hadda odayaasha beesha Murusade ugu soo dhamaaday gubta ayaa Juffo kasta lagu qoray 3000-oo wiil 5-Juffo ayaa kulanka fadhisay.!
03/06/2026
Galmudug waxa ay kashaqaynaysaa inay miiska wada hadalka iskugu keento Muraaradka Iyo Madaxwaynaha waqtigiisu dhamaaday ee si sharci darada ah ku fadhiya Villa Somalia si Doorashada looga heshiiyo.
Macalin ka siyaasada Soomaaliyeed Madaxwayne Ahmed Abdi Kaarie waxa uu markasta diyaar u yahay ka shaqaynta hormarinta Nabada Umada Soomaaliyeed iyo gaarsiinta Siyaasadiisa xasiloon.
Dalku K**a maarmayo Odaygaan.
Category
Website
Address
Cadaado
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dholayare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.