Ramadan Private School RPS
Dalladda Dugsiyada Ramadan waxaa ku midaysan macaahidda kala ah:
1.Ramadan Private School RPS
2. Ramadan College for Adult Education Primary and Secondary.
3.
Ramadan International College
4. Ramadan Voactional Training Center.
Waa mid kamid ah haldoorka uu soo saaray Mac-hadka RPS Gaalkacyo Ustaad Cabdullahi Cawil oo soo noqday Maamulaha Dugsiyada sare ee Cumar Samatar iyo Bacaadwayn Secondary School, Xildhibaan gole deegaan, Qunsul safaaradeed iyo lataliye sare wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland.
02/09/2026
Barashada Caafimaadka.
Mac-hadka RPS Gaalkacyo waxa uu qabanayaa arday cusub oo barashada caafimaadka ka ah.
Qaybaha ardayda cusub loo qaadanayo waxaa kamid ah.
1. Kalkaaliye Caafimaad (Diploma in Nursing).
2. Barashada Daawooyinka (Diploma in Pharmacology).
Ardaydu waxa ay heli doonaan casharo tayaysan, Practical joogta ah iyo in ay markay koorsooyinka dhammeeyaan lagu xiro isbitaalada si Practical dheeri ah ugu sameeyaan waxyaabihii ay soo barteen.
Waqtiyada Ardayda cusub la qabanayo waa
Subax ama Galab kii aad rabto dhigan kartaa koorsadii aad rabto.
Wixii Faahfaahin ah fadlan nagu soo booqo xafiiska Mac-hadka RPS oo kuyaala ka soo horjeedka iskuulka Sare ee Cumar Samatar.
Ama wacitaan ama WhatsApp: 0906790095 ama
WhatsApp link-gaan ku dhufo: https://wa.me/252906790095
Hadaljeedintii Maamulaha Dugsiga hoose dhexe ee Tayo Ustaad Sadiiq Raage Bootaan iyo dardaarankii uu ardayda siiyey xafladda Qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
Hadaljeedintii Maamulaha Mac-hadka RPS Gaalkacyo Mudane Ayaanle Xassan Xaraare xafladda qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
Hadal jeedintii Gudoome Kuxigeenka gobolka Mudug Mudane Cabdulqaadir Warsame Kooshin xafladda Qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
29/08/2026
PART FIVE: Sawirada xafladda qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
29/08/2026
PART FOUR: Sawirada xafladda qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
29/08/2026
PART THREE: Sawirada xafladda qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
29/08/2026
PART TWO: Sawirada xafladda qalinjabinta ardayda Mac-hadka RPS Gaalkacyo.
Dufcaddii 75 aad.
Category
Telephone
Website
Address
Galkacyo-Puntland-Somalia
Gaalkacyo
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Ramadan Private School RPS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.