Find businesses in Garowe. Listings include Makaab Real Estate, Al-Jabiri Construction, Architecture & Engineering Consultancy Company, Carwada Aqalada Celiska ah, Sharmaarke, Zaad ICT Solutions, Oomaar Online Market.
Makaab Real State waa Shirkad ku takhakhustay kala gadista dhulka, gawarida, guryaha iyo sidoo kale maalgalinta lana aasaasay 01/08/2011.
Al Jabiri Construction and Consultancy Company Is a private Construction company based In Somalia
waxaan kala iibinaa aqalada celiska ah. waxaan iskukeenaa qofka aqalka iska gadaya iyo Kangadanaya. waxaan ugukala iibinaa qiimaha ugu macquulsan.
Privately owned Information and Communication Technology company based in Somalia.
Adeegyada aan bixino:- ◾Kireynta iyo Kala Iibinta Guryaha. ◾Shaqaalada Guryaha (Nadiifisooyinka).
MACMIIL LA NOQO WARASHADDA SAMAYNTA RANJIGA EE KOLLMAX. QURXI GURIGAAGA IYO GOOBTAADA SHAQO.
Asc macmiil kusoo dhawow iftin aluminium and furniture garowe mahad sanid
Daawo Care Pharmacy & Supermarket Qaybta Galkacyo waxa idin kentay shopping iyo dharki kabihii sido kale Daawoyinkii oo aad u tayo sareyo iyo Dhakhtarka maqarka Dhakhtarka cudurad...
AdeegSame Online Store waa suuq aad hab Online uga dukamaysan karto adiga oo gurigaaga Jooga.
fadlan kuso biir page kan oo kuguleyso abaalmarin qaali ah
Page-kan waxaad kala socon kartaa tababarada, la talinta ganacsiga & guud ahaan arimaha la xiriira ganacsiga. Waxaa uu kor u qaadayaa aqoontaada la xiirta ganacsiga, qorshayaasha g...
Zuda Home Decoration hoyga qurxinta, carfinta guryaha iyo goobaha ganacsiga.
waxaa ka helaysaa dhamaan qalabka guryaha oo celis ah sida ( aqalada , fadhiyada , qasaaladaha , talaagadaha iwm ) , shaqooyinka guyaha iyo xafiisyada .. nagala soo xiriir lambara...
Darmaan Online Market, la aasaasay 2023, waa shirkad online ah oo iibisa alaabooyin tayo leh oo qiimo jaban, iyadoo bixisa adeegyo gaarsiin oo degdeg ah.
Page-ka rasmiga ah ee shurkadda Nugaal-iibka dhulka, guryaha, baabuurta iyo badeecooyinka. ku soo dhowoow adeeg hufan.
We are a consulting firm located in Garowe-Puntland, Somalia that provides a wide range of consulting services to businesses and empower youth with digital skills and help them gro...
Faahiye onlie shoping waxaad ka helaysaa badeeco kasta ama sheykasta meelkasto oo aad joogtid waxaad
GSL waa shirkad biyo baaris ah iyo sidookale qodista ceelasha riiga ,waa shirkad biyaha kuugu baaree
Solari Group Company: is a leading company for green Energy sector projects and Electrical as whole