BNA
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BNA, Media/News Company, Streed 5, Garowe.
BNA "Banka News Agency" waa warbaahin Soomaaliyeed oo kasoo waranta ama aad ka dheehan karto warar, waraysiyo iyo warbixino ka hadlaya xaaladaha iyo dhacdooyinka dhulka Soomaalida iyo Caalamkaba.
Taliye Fardafuul"Baaris kadib Waxaan ogaanaubin Ciidankii aan qabanay ay ahaayeen habow"
Taliye Fardafuul"Ciidankii aan qabanay Waxay ahaayeen habow"
Galmudug: “Ciidanka waxay ahaayeen kuwo soo lumey, waana kala wareegey Puntland.”
DEG DEG: Puntland ayaa ku wareejisay Galmudug Ciidamadii & Gadaadiidkii saaka lagu qabtay waqoyiga Gaalkacyo.
21/09/2026
"Nin reer Puntland ah ayaa hogaaminayay Askarta Galkacyo laga qoray ee saarnaa 2-da gaari, dhanka Puntland ayaa lagala soo hadlay sidaas ayuu ku khiyaamay oo uu ku geeyay dhanka Puntland." Wasiir ku xigeenka Cadaaladda Maamulka Galmudug Maxamuud Guure.
Prof.Xasan Shiikh Cali: “Dooda PDRC waxay isu bedeshay SSDF, SNM, USC, marka anigga macalin jaamacadeed baan ahay, waxaan door igama furna”.
La-taliye Dhabancad: "Barafasoorka shalay Wuxu lahaa Puntland ayaa jiho sax ah ku socota,aan run u wada-hadalno."
“Waxaan codsanaynaa in naloo soo daayo caruurtii dhanka Puntland lagu qabtay"Hooyoyinka kusugan dhinaca Galmudug
Dowlada Puntland oo Gaalkacyo kuso bandhigtay gaadiid iyo ciidamo Federaal ah
DEG DEG"130 Ciidamo Soomaaliyeed ayaa lagu qabatay Gaalkacyo Puntland 5 qof oo kaliya ayaa reer Puntland ah "Lugatoor madaxweyne ku xigeenka Puntland
Category
Website
Address
Streed 5
Garowe
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when BNA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.