Gabiley General Hospital
Ku soo dhawaw Gabiley General Hospital
06/03/2025
Cusbitaalka Guud Ee Gabiley waxa Maanta u la soo Wareegay Ambulance loogu talo galay Pre Hodpital Care . Ambulance tan oo wax badan ka tari doonta Badbaadinta Dadka shilalku ku dhacaan (Ilahay baa wax badbaadiya).
25/02/2025
Maalinta Bari ah waxa Cusbitaalka Guud Ee Gabiley Bilaabaya Ololaha Dhiig Shubista Ee Qaranka
Ka soo qaybgalkaagu Waa Badbaado Qof
Oo Naf badbaadi
04/02/2025
Cusbitaalka weyn Ee Gabiley waxa uu wacyigalin ku saabsan Cancer ka ku qabtay Maktabada Qaranka Gabiley
Iyada oo ay Feb 04 loo aqoonsanyahay maalinta Cancer ka Aduunka .
Ogow xili h**e si Aad uga badbaadid khatarka Cancer ka
17/12/2024
Dr Zeynab Muxumed iyo maalin kasta oo Arbaca ah
31/08/2024
Ku xidhno xarunta Daryeelka Iyo La Socosashada Xanuunada Raaga Ee Cusbitaalka Guud Ee Gabiley
Hel dawo bilaash ah Sida Daawada macaanka Daawada dhiig karka Daawada wadno xanuunka
Waxa kuugu diyaara dhaakhatir ku tababaran
Kaalay oo la soco
25/08/2024
🚨
09/05/2024
Cusbitaalka Guud ee Gabiley qaybtiisa Faafa ayaa Olole caafimaad oo daarna baaadhis iyo daaweyn ku tagay xabsiga Guud ee Gabiley
17/05/2023
Muwaadin dhugo Fariintan oo qof baahan u gargaar
#319 garaac numberkan
17/05/2023
Dhammaan umada Reer Somaliland waxan leenahay sanad guuro wangsan
Bukaanada cusbitaalkana waxan u rajeynyna caafimaad taama
💚🤍❤️
28/04/2023
is an opportunity to catch up on lost progress in essential immunization which slowed in during COVID-19 and the ongoing drought. Thousands of children have missed out on vaccines.
Gavi, the Vaccine Alliance World Bank WHO Somalia European Union in Somalia Ministry of Health- Somalia
16/03/2023
Cusbitaalka Guud ee Gabiley qaybtiisa caruurta Ayaa dib u habeyn lagu sameeyey , qaybta caruurta ka yar bil oo iyana si hufan ugu adeegaysa dhammaan caruurta ka yar bil ee la soo darsa xaalad caafimaad daro.
Ilama kasta waxa uu xaq u leeyahay inuu helo dareyeel caafimaad.
Category
Contact the practice
Website
Address
Gebiley
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Gabiley General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.