Gabiley National Library and Community Center

Gabiley National Library and Community Center

Share

Gabiley National Library waa maktabad casriya oo ka qayb qaadan doonta kobcinta garaadka.

21/09/2026

Tabobar muhiim ah oo ku saabsan โ€œsida ganacsi guul leh loo bilaabi karo iyadoo la haysto dhaqaale koobanโ€.

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 20/09/2026

Sawiro;-
Tabobar muhiim ah oo ku saabsan โ€œsida ganacsi guul leh loo bilaabi karo iyadoo la haysto dhaqaale koobanโ€.

19/09/2026

Kulan iyo Aqoon is-waydaarsi ujeedadiisu ahayd "sidee ayay soomaaliland u baahantahay in ay uga faa'iidaysato xidhiidhada caalamiga ah"

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 19/09/2026

Kulan iyo Aqoon is-waydaarsi ujeedadiisu ahayd "sidee ayay soomaaliland u baahantahay in ay uga faa'iidaysato xidhiidhada caalamiga ah" ayaa habenkii xalay ka qabsoomay Magaalada Gabiley gaar ahaan Maktabad qaranka Gabiley Barnaamijkaa oo uu marti ku ahaa Garyaqaan Hon Mohamed Hassan (Jicsin) oo ah xeel-dheere aqoonta Maalgashiga ku takhasusay ah, Waxa ay kusoo gabgabowday guul iyo kala-faa'iidaysi aqoomaysan.

18/09/2026

Kullanka Caawa iyo Garyaqaan Maxamed Jicsin iyo Maktabadda Qaranka Gabiley

Gabiley National Library and Community Center Iyo Shirkada Raven Law Firm waxay si wadajir ah idiinku martiqaadayaan madal iyo mawduuc muhiim ah oo ku saabsan siday Somaliland uga faa'iidaysan lahayd xidhiidhada korayay mudooyinkan danbe.

Mawduuca oo uu inoo jeedin doona Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin oo kamid ah qareenada shirkada, isaga oo majaalkiisa aqooneed la xidhiidho Shuruucda Ganacsiga iyo Maalgashiga "๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜" iyo sidoo kale shuruucda hantida fekerka, hal abuurka, iyo horumarka "๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐š๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ"

17/09/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH: TABABAR GANACSI

Maktabadda Qaranka Gabiley, waxa ay idinku martiqaadaysaa Sabtida, 19- September 2026 tabobar muhiim ah oo ku saabsan โ€œsida ganacsi guul leh loo bilaabi karo iyadoo la haysto dhaqaale koobanโ€.

Tabobaraha: Ahmed Muse Muhamed, Ph.D.
*Lecturer | Professional Trainer*
*Founder & CEO, ABQO Company*

Waqtiga: 4:00 Galabnimo
Taariikhda: Sabti, 19 Sebtembar 2026
Goobta:Maktabadda Qaranka Gabiley
Ha seegin fursaddan aad ku baran karto sida fikrad loogu beddelo fursad ganacsi!

Si aad isku diwaan galiso taabo lifaaqa hoose
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSeQIf3ZkxBFFXWKYtYTvAZ_29ttbscRtDXpEC9TXZwXryLTkw/viewform?usp=header

14/09/2026

Gabiley National Library and Community Center Iyo Shirkada Raven Law Firm waxay si wadajir ah idiinku martiqaadayaan madal iyo mawduuc muhiim ah oo ku saabsan siday Somaliland uga faa'iidaysan lahayd xidhiidhada korayay mudooyinkan danbe.

Mawduuca oo uu inoo jeedin doona Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin oo kamid ah qareenada shirkada, isaga oo majaalkiisa aqooneed la xidhiidho Shuruucda Ganacsiga iyo Maalgashiga "๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฐ๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐˜ƒ๐—ฒ๐˜€๐˜๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜" iyo sidoo kale shuruucda hantida fekerka, hal abuurka, iyo horumarka "๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ฎ๐š๐ฅ ๐๐ซ๐จ๐ฉ๐ž๐ซ๐ญ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ"

22/08/2026

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 22/08/2026

Sawiradda qaybti 2aad.

Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Photos from Gabiley National Library and Community Center's post 22/08/2026

Sawiradda qaybti 1aad.
Abwaan Saar Iyo Ismaaciil Ubax oo dadweynaha Gabiley

Category

Address

Gabiley Street NO. 1
Gebiley

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:40
Tuesday 08:00 - 21:40
Wednesday 08:00 - 21:40
Thursday 08:00 - 21:40
Saturday 08:00 - 21:40
Sunday 08:00 - 21:40

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gabiley National Library and Community Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Gebiley.