Smart Auto Service
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Smart Auto Service, Automation service, Jigjiga yar, in front of Boqol Jire Fuel Staion, Hargeisa.
π Part 1 | A New Look Begins
Nissan Patrol-kan wuxuu galay gacanta khubarada Smart Auto Service. Full Painting ayaa socda si loogu soo celiyo muuqaal cusub iyo dhalaal heer sare ah.
Part 2 ayaad ku arki doontaa natiijada oo dhamaystiran.
π Smart Auto Service β Hargeysa
π +252 638505508
π Smart Auto Service π
Ma u baahan tahay adeeg tayo sare leh oo lagu daryeelo gaadhigaaga?
Ku soo dhowow Smart Auto Service β halka aad ka helayso adeeg dhamaystiran oo casri ah:
π§ Hagaajin xirfad leh
π Buufin tayo sare leh
π§Ό Maydhis nadiif ah
β‘ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo
Adeegyada aan bixino:
β
Hagaajin xirfad sare leh
β
Cillad saar degdeg ah
β
Buufin tayo sare leh
β
Maydhis nadiif ah oo qurux badan
β
Tolista dirayska Gawadhida
π Ha ka maqnaan! Ka faaβiidayso adeegyada ugu fiican ee Smart Auto Service maanta.
π Gaadhigaaga u daa gacmo aamin ah!
18/02/2026
Ramadan Mubarak π
Vision Care waxa ay macaamiisheeda qiimaha leh iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah ugu hambalyeynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan.
Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu naga aqbalo camalladeenna wanaagsan, fadliga bishan barakaysanna nagu mannaysto,
Ramadan Mubarak 2026
Category
Website
Address
Jigjiga Yar, In Front Of Boqol Jire Fuel Staion
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Smart Auto Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.