Halgan Development Center

Halgan Development Center

Share

Founded with a vision to uplift .

ABOUT US
β€’ Halgan Development Center, was established on January 1st, 2020.
β€’ (HDC) is a community-driven, profit institution dedicated to empowering individuals and communities through integrated development programs.

20/09/2026

Halgan Development Center

Photos from Halgan Development Center's post 20/09/2026

Advanced of public speaking πŸŽ€πŸ“–βœπŸΌ

Halgan Development Center

18/09/2026

Toobabarka: Hab-qoraal Curinta Toolmoon ee Af-Soomaaliga βœοΈπŸ“š

Hadda isdiwaangali number whatsap kan https://chat.whatsapp.com/K4xu6EZBy7z196OjiLO5BF?mode=gi_t
Halgan Development Center

Photos from Halgan Development Center's post 17/09/2026

Muddo saddex bilood ah ayaad ku noqon kartaa masrax-yahan, mawduuc-diyaariye iyo hadal-yaqaan codkar ah; qof kasta oo madal uu madaxa soo geliyana lagu mahadiyo hadalkiisa iyo hufnaantiisa.🀍🎀

Halgan Development Center

15/09/2026

🌍 HALGAN REGIONAL & JIGJIGA PROGRAM πŸš€

Waxaan kuu diyaarinay Barnaamijka Halgan ee Gobollada iyo Jigjiga β€” barnaamij aanu u qorshaynay inuu noqdo mashruuc ballaadhan oo lagu gaadhayo dhalinyarada ku nool magaalooyinka iyo gobollada kala duwan. πŸ‘ŠπŸΌπŸ₯°

🎯 Ujeeddadu waa in la gaadhsiiyo dhalinyarada aqoon, xirfado, wacyigelin iyo fursado horumarineed, si loo dhiso jiil leh aragti, karti iyo hoggaamin.β•πŸ’‘

Waxaa casuumaysa dhawaan caasimada deegaanka ee jigjiga πŸ‘ŠπŸΌπŸ‡ͺπŸ‡Ή

Magaaladee jeclaan lahayd inuu soo gaadho β”β—οΈβ˜πŸΌ
Halgan Development Center

14/09/2026

Dhawaan waxaa bilaabmaya idam Alle Toobabarka Advanced of public speaking

Halgan Development Center

12/09/2026

Advanced of Public Speaking waa barnaamij muddo 3 bilood ah, oo todobaadkii la qaadanayo 3 maalmood, kaas oo diiradda saaraya:

πŸŽ™οΈ Kobcinta xirfadda hadalka
πŸ’ͺ Dhisidda kalsoonida nafta
🧠 Habka fikirka iyo gudbinta fariinta
πŸ‘₯ Hoggaaminta & la falgalka bulshada
🌟 Ka hadalka fagaaraha iyo saamaynta hadalka

🎀 Ardaygu wuxuu heli doonaa:

βœ… Tababar heer sare ah oo Public Speaking ah
βœ… Kalsooni iyo awood uu fagaaraha uga hadlo
βœ… Xirfadda codka, body language & eye contact
βœ… Presentation & audience engagement skills
βœ… Persuasion iyo sida dadka loo qanciyo
βœ… Impromptu Speaking – hadal aan diyaar-garow lahayn
βœ… Leadership & communication skills
βœ… Practical exercises iyo qiimayn joogto ah
βœ… Feedback iyo hagid tababare
πŸ† Shahaado iyo aqoonsiπŸ₯°

πŸŽ™οΈ Baro hadalka. Dhis kalsoonida. Noqo hoggaamiye saamayn leh.

Halgan Development Center
πŸ“ž 063 4142602

Photos from Halgan Development Center's post 10/09/2026

Coach Farxaan Axmed fff
Guddoomiyaha Halgan Development Center
Congratulations 🎊

Photos from Halgan Development Center's post 05/09/2026

Halgan Development Center

Category

Telephone

Website

Address


Market
Hargeisa