Axmed Midnimo

Axmed Midnimo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Axmed Midnimo, Journalist, Hargeisa.

24/09/2026

Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayey Heshiiska Istaraatiijiga ah ee Horn Petroleum & Vivo Energy oo wakiil ka ah ee Saliidaha Shell Lubricants oo lagu qabtay Magaaladda Hargeysa.

23/09/2026

Gaashaanle Sare Jimcaale Xuseen Nuur ayaa loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Difaaca Cirka Somaliland.

23/09/2026

Waynu guulaysanay somalilnd. Wasiir Fu,aaf

23/09/2026

"Taariikhda waa markii ugu horreysay ee Jamhuuriyadda Somaliland loo oggolaado in ay ku qabsadaan isku soo-bax ay Shacabka ku muujiyaan karadan UN-ka horteeda,

Waa taariikh ugub ah oo halgankeenna Somaliland ka geli doonta baal dahab ah.”Wasiirka Duulista Fu'aad Axmed

23/09/2026

Berbera Oo lixda subaxnimo loo kala dhaqaaqo waxbarasho iyo shaqo

22/09/2026

Xukuumad ahaan hawsha dekeda berbera xal ayaanu ka gaadhnay
Agaasinka Do World iyo Dekedaha Soomaliland

22/09/2026

“Dekeddani waa deked caalami ah, sidaas darteed ma aqbali doonno in qof kastaa sida uu doono uga hadlo

— Wasiir Cumar Shucayb

22/09/2026

Berbera — Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland, Cumar Shucayb Maxamed, ayaa door ka qaatay soo afjaridda is-fahan waagii u dhexeeyay shirkadda DP World ee maamusha Dekedda Berbera iyo qaar ka mid ah shaqaalaha dekedda.

Wasiir Cumar Shucayb ayaa kulamo iyo wada-hadallo dhex-dhexaadin ah la yeeshay dhinacyada ay khusayso arrintani, iyadoo xoogga la saaray sidii loo heli lahaa xal lagu soo afjaro is fahanwaaga, loona ilaaliyo wada-shaqaynta iyo xasilloonida ka jirta Dekedda Berbera

19/09/2026

Xukuumaadda Somaliland oo soo saartay go'aamo lagu sugayo amniga gobolada Awdal iyo Salal.

18/09/2026

Fahiima Quuje Oo fariin adag udirtay bulshada gobolka awdal

Category

Website

Address


Hargeisa
90012

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Midnimo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.