Salaan Rashid
sports
21/09/2026
Kooxda wasaarada waxbarashada ayaa sanadkan ku bilaabatay dardar iyo guulo isdaba joog ah oo ay ku doonayaaan inay ku guulaystan loolankan ay qaybta ka yihiin.
Kooxdan oo in badan ka mid ahayd heerkan waxay hada u dagaalamaysa inay u talowdo heerka ugu sareeya caasimada.
Horyaalkan oo ay hada ciyaareen 3kulan dhamaan kulamadooda waxay soo gaadheen guulo dhamaystiran, iyagoo waliba dhamaan kulamada la baxay shabag nadiifa (cleen sheet).
Halkay ku dhamaysan karta kooxdan dhamaadka fasal-coyaareedkan?
Week-3
Week-2
Salaan Rashid
05/09/2026
Tababare Axmed Cigaal ayaa si Rasmi ah isku casilay.
Guushii Baanka
Salaan Rashid
Socdaalka
Salaan Rashid
Furitaanka Capital Leugeu ga
Salaan Rashid
Maalgashiga
Salaan Rashid
W.H.MAALGASHIGA 👀
27/08/2026
AXMED CUMAR MAXAMED (AFKA).
DEAL DONE✅
Category
Website
Address
Hargeisa