Tisqaad Computer Science College

Tisqaad Computer Science College

Share

Tisqaad Computer Science College

27/09/2026

Free New Computer Classes
Kuliyada Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu balaadhan bixisana aqoon casri ah oo tayo leh
Waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah hadaba ka faa iidayso fursadan lana xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 4101930
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680
Qaybta Gebilay : 625405 || 063455776

25/09/2026

Cctv Camera Practical Day

25/09/2026

Noqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida ✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala DuwanNoqo Computer Technician oo baro sida loo furfuro Computer sida
✅Desktop-ka
✅Laptop-ka
✅ loona cilada saaro sidoo kale loogu shubo Programs kala Duwan
Hadaba kuuliyadu waxa ay Bishan Qadanysaa Fasalo Cusub
Fiiro Gaar Ah : Ardayda La Qadanayaa Way Koobantahay

25/09/2026

Ma Jeceshay inaad barato xirfada muuqaal Samaynta Iyo Weliba Cod hagaajinta Hadaba kuliyadda Tisqaad Computer Science College oo ah kuliyada ugu casrisan ee bixisa culuumta Technolgyga Waxay Bishan Qaadanaysaa Fasalo Cusub oo Video Editing Ah

ka faaidayso fursadan oo maanta bero xirfad aad ku shaqaysato
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297 ||

25/09/2026

Kuliyadda Tisqaad Computer Science College waxay qaadanaysa bishan 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 fasalo cusub oo la dhigan doono maalmaha 𝗸𝗵𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗝𝗶𝗺𝗰𝗮𝗵𝗮 kuwaas oo lagu baran doono barnaamijyada la qadanayo waxa kamid ah:-
--------------- 𝗚𝗿𝗮𝗽𝗵𝗶𝗰 𝗗𝗲𝘀𝗶𝗴𝗻 -----------------
1. Adobe Photoshop CC 2025
2. Adobe InDesign CC 2025
3. Adobe Illustrator CC 2025
Wixi faahfaahin nagala soo xidhiidh :
Qaybta Suuqa Hoose : 511889 || 4783297|| 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

25/09/2026

🔥CCTV CAMERA TRAINING & FINGER PRINT 🔥
Tisqaad_Computer_Science_College oo ah kuliyada ugu balaadhan ee bixisa culuumta Computer-ka iyo ICT-ga wax ay bishan qaadanaysaa fasalo cusub oo ah.

CCTV Camera & FINGER PRINT (Barashada Kamaradaha ilaalada iyo Qalabka Caadiriska)
Marka aad Course-kan aad dhamaysato waxaad awood u yeelan doontaa inaad kushaqaysan karto una xidhi karto goobkasta.
Habka wax dhigista Theory iyo Practical .

Mudada uu soconayo Course-ku :waa 2 Bil
Maalmaha Khamiista Iyo Jimcaha

Fiiro Gaar ah: Tirada ardayda la qaadanaya way xadidadan tahay.
ka baro Kulliyada Tisqaad Computer Science College oo looga bartay Culuumta casriga ah ee ICT-ga.
kala xidhiiidh Numberadan 063-4566448|511889

25/09/2026

October 2026 Intake

📘 Computerized Accounting Course
Ma rabtaa xirfad kaa caawisa inaad shaqo ka hesho goobaha ganacsiga casriga ah?
Hadda ku biir Computerized Accounting Course oo baro barnaamijyada ugu awoodda badan:
✅ QuickBooks Desktop
✅ QuickBooks Online
✅ Excel Accounting
✅ Odoo Accounting
🎯 Faa’iidooyinka Barashada Computerized Accounting:
✨ Waxaad awoodi doontaa inaad:
✅Si fudud u maamusho Sales, Purchases & Expenses
✅Sameyso Balance Sheet, Profit & Loss Statements iyo warbixinno maaliyadeed casri ah
✅Ka shaqeyso shirkadaha yaryar, kuwa dhexe iyo kuwa waaweyn
✅Ku xirnaato suuqa shaqada gudaha iyo dibadda
✅U adeegto ganacsigaaga si xirfad leh adigoo adeegsanaya software casri ah
✅Kordhiso kalsoonidaada xirfadeed iyo fursadaha shaqo
📅 Macluumaadka Koorso:
☑️Maalmaha Casharada: Khamiis & Jimce
☑️Mudada: 3 Bilood
📞 kala xidhiidh :511889/0634253356
💡 “Xisaabaadka casriga ah waa furaha shaqooyinka maanta iyo ganacsiga guuleysta bari

25/09/2026

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub Khamiista Iyo jimcaha oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta
Takhasusaadka kala ah :-
✅ Hardware & Troubleshooting
✅ Multimedia
✅ Web Design
✅ Network Essentials
✅ Database
✅ Programming Language
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: ☎️511889 || 4101930

25/09/2026

Diploma of IT Fasalo Cusub Bisha
Kuliyada Tisqaad Computer Science College waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo IT billow ah waxaanad ku qaadan doonta
Takhasusaadka kala ah :-
✅ Hardware & Troubleshooting
✅ Multimedia
✅ Web Design
✅ Network Essentials
✅ Database
✅ Programming Language
hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: ☎️511889 || 4101930
Qaybta Xero-Awr: 570886 || 63 7845680

25/09/2026

Khamiisaha iyo Jimcaha Fasalo Cusub Bisha
Kuliyadu waxay bishan bilaabeysaa fasalo cusub oo computer billow ah khamiisaha iyo Jimcaha, hadaba h**e u gaadh yaaney kaa buuxsamine waxii faahfaahina kala xidhiidh
Qaybta Suuqa Hoose: 511889 || 0634159493|| 41019300
Qaybta Xero Awr: 570886 || 63 7845680

Telephone

Address


Wadada Abdirahman Tuur
Hargeisa