Al Rabiic General Trading

Al Rabiic General Trading

Share

AL RABIIC GENERAL TRADING Shirkad hormuud u ah iibinta taayirrada Baabuurta, Cagafta, Bajaajta, Tiyuubada iyo Batteries-ka.

Waxaan si gaar ah u keenaa Linglong Tires – taayaro caalami ah oo caan ku ah adkeysiga iyo waxqabadka sare.

25/08/2026

Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo raaxada, xasilloonida, iyo bilicda Hard-Top Land cruiserkaaga ?

AL RABIIC GENERAL TRADING waxay idiin keentay taayirka ugu habboon ee aad muddo sugaysay:
πŸ† LINGLONG TIRES – 235/85R16 MT
Ha u oggolaan gaarigaaga inuu lumiyo raaxada uu leeyahay. Ku baddalo maanta taayirada ugu habboon

πŸ“ž Nala soo xiriir (LINE): 524583 / (+252) 63 4829133
πŸ“ Goobtayada: Wadada Khayriyada

22/08/2026

Al-Rabiic General Trading

Contact us 524583

20/08/2026

Tyres of land cruiser
Dooro tayada oo dooro linglong
Hada Dalbo
63 4829133

17/08/2026

MA TAHAY DARAWAL AMA MULKIILE BUS ?
Haddii jawaabtaadu tahay HAA, waxaad u baahan tahay taayar adkaysigiisa aad hubto si shaqadaadu u noqoto mid joogto ah oo faa'iido leh.

Waxaan kuu haynaa LINGLONG TIRE (195 R15 LMC7) – Taayarka ugu haboon ee maanta suuqa u jooga basaska .
Al-Rabiic General Trading
Goobta: Wadada Khayriyada

Telefoonka: 63 4829133 | Line: 524583

Ku kalsoonow tayada, u door gaadhigaaga kan ugu fiican!

16/08/2026

Tayo Sare, Adkaysi & Isku Halayn! πŸš—

Ma raadinaysaa taayirro u adkaysta waddooyinka adag, bixiyana kalsooni buuxda xilli kasta? Shirkadda Al Rabiic General Trading waxay idiin haysaa taayirada caanka ah ee Linglong Tires, gaar ahaan nooca 215/70 R17.5 KTD 303

πŸ“ž Nagala soo xiriir:

Line: 524583

WhatsApp/Tel: (+252) 63 4829133

12/08/2026

DOORO LINGLONG, DOORO TAYO
Taayiradii bajaajta waa kuu diyaar
Safety β€’ Comfort β€’ Durability
400-8/LL92
Jumlad & Tafaariiq

10/08/2026

DOORO LINGLONG, DOORO TAYO
Safety β€’ Comfort β€’ Durability
175/70R14 way inoo imaadeen
Tayo sare iyo qiimo ku qanciya
Jumlad & Tafaariiq

05/08/2026

DOORO LINGLONG, DOORO TAYO
Safety β€’ Comfort β€’ Durability
285/75R16MT Available Now
Jumlad & Tafaariiq

01/08/2026

casar wanagsan kuso dhawow Al Rabiic General Trading
Ku Safar Kalsooni πŸš—
Dooro Al Rabiic Tyres – taayir tayo leh oo adkaysi badan, kuna habboon dhammaan noocyada waddooyinka.
Waxa kuu diyaara sizeka 215/60R17
Badbaado iyo kalsooni safar kasta.
Hada Dalbo , Hada hel
63 4829133

28/07/2026

Ma doonaysaa inaad kor u qaaddo raaxada, xasilloonida, iyo bilicda gaadhigaaga vitz-ta?

AL RABIIC GENERAL TRADING waxay idiin keentay taayirka ugu habboon ee aad muddo sugaysay:
πŸ† LINGLONG TIRES – 175/70R14
Ha u oggolaan gaarigaaga inuu lumiyo raaxada uu leeyahay. Ku baddalo maanta taayirada ugu habboon

πŸ“ž Nala soo xiriir (LINE): 524583 / (+252) 63 4829133
πŸ“ Goobtayada: Wadada Khayriyada

Website

Address


Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 12:00
16:00 - 20:00