MUUQ MEDIA
Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media
14/09/2026
Ninkan yari dhaqan aan diinta Islaamka u wanaagsanayn ayuu soo wadaa, ee waa in Ciidanka Booliska JSL la gaadhsiiyaa.
Waxa uu si cad oo aan gabasho lahayn u yidhi, ma shaqaynayso aayadda Qur’aanka ah ee ku qoran Kitaabka Kariimka ah, ee ah: ﴿وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ﴾.
Hadalkan uu leeyahay, “Haweenku guryaha haka soo baxeen oo ha shaqo tagaan,” xaggee ayuu kasoo waaridey? Mashruuc ayuu malaha soo qaatay!
“Haweenka waa in raggu usoo shaqeeyaa, oo ay carruurtooda korsadaan,” ayaa awoowgii iyo aabihiiba aaminsanaayeen, isna waa kaas.
14/09/2026
RASMI ; Wasiirkii h**e ee hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta JSL Mudane Mustafe Maxamuud Ali (Mustafe Godane) ayaa maanta si rasmiya ugu soo biiray Xisbiga KAAH
14/09/2026
“Madaxweyne Cirro, markii uu dalka ka dhoofay, waxaa shacabka loo sheegay in uu Maraykanka kula kulmi doono Madaxweynaha Maraykanka.
Hase yeeshee, sheekadii hadda waxay maraysaa in uu khudbad ka jeedinayo Machadka Hudson, isla markaana uu booqday goobtii ay ku dhinteen dadkii ku waxyeelloobay weerarradii lagu qaaday Daaraha Mataanaha ah ee dalka Maraykank!” Abwaan Yuusuf Shaacir
13/09/2026
Abwaan Maamulka Wajaale Gabay Ku Karbaashay Oo Hadda Xabsiga Loo Taxaabay
Waxa hadda xabsiga loo taxaabay Abwaan Mustafe, oo maanta gabay ku cabbiray xaaladda guud ee magaalada ganacsiyeedka Wajaale, isagoo gabaygiisa ku hogo-tusaaleeyay dhibaatooyinka baahsan ee ka jira magaalada Wajaale, sida horumar la’aanta, nadaafad-xumada iyo b**b hantiyeed, oo uu sheegay in ay maamul galeen.
Maamulka Wajaale oo gabaygaasi xamili kari waayay ayaa Saldhigga Wajaale ku dacweeyay abwaanka, taas oo sababtay in birta la dhaafiyo.
Xigasho Wariye Jacfar Cawil Hereri
Suldaan Muuse Carab Dugsiiye: “Ciidanka Somaliland Wada-shaqayn Dhexdeena Ma Jirto, Qori Dambena Ma Qarinayno”
Suldaan Samatar Suldan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa goor dhawayd magaaladda Borama warbaahinta kula hadlay ayaa yidhi…
“saylac waxa ay dhashay Lughaya,lughayana waxaa ay dhashay Borama,Borama waxaa ay dhashay Somaliland,Sidoo kale Suldaanka ayaa yidhi”Ninkii intaa fahmi waaya isaga ayay utaala,ninkay u caano yaraysana waa yeelkii”.
Hadalka Suldaanka ayaa ku soo beegmaya xili ay wali xaalad ka taagan yihiin deeganada Xeebaha Gobolka Awdal.
DEG DEG “ Madaxwayne Kuma Baryayno Gadhkana Kuma Hayno Hadaad Haysan Karto Baylood Hayso Hadii Kale Wixi Dhaca …….” Beesha Aadan Madoobe Oo Hada Hanjbatay…?
"Maadaama oo shidaalkii la xakamayn kari waayay waxa kor u kacay dhammaan adeegyadii shidaalka ku xidhnaa"
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha maaliyadda iyo dhaqaalaha
Cumar-seyid Cabdillaahi
“Waxaanu raali-galin ka bixinaynaa wixii gafaf naga dhacay..” Sidiiq Widh-widh iyo Najax Bedal
Qof Shacaba iyo Askari isku Gacansaaray Badhatamaha Suuqa Hargaysa
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargeysa
Hargeisa
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when MUUQ MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.