Fivecamera

Fivecamera

Share

Five Camera: Hoyga Qalabka Technology-yada. Waxaan ku takhasusnay iibka Cameradaha, Lenses-ka, iyo qalabka casriga ah ee wax soo saarka.

Aragtidaada dhab ka dhig!

09/04/2026

condition> unboxing
[ damand oo tayo buxda le]
0673160649 / 063-3160649 [whsp[+25263 3160649]
🔸️Hargeisa 🔸️ Borama 🔸 Burco️🔸️ Berbera🔸️ Cerigaabo 🔸️ Gabilay 🔸️ wajaale 🔸️ Laascaanood 🔸 Buuhoodle️🔸️ Garoowe 🔸 Bosaaso ️🔸️ Galkacyo 🔸 Qardho ️🔸️ Muqdisho
🔸️Jigjiga
📍NOOGU KAALAY ADEEG HUFAN AAMINAAD IYO DAG DAGSIIMO

Photos from Fivecamera's post 25/01/2026

Boqorada Sony: Hadda waa Diyaar! 📸🔥

​Five Camera waxay idiin soo xushay labada kamaradood ee dunida ugu iibka badan, si aad hal-abuurkaaga u gaadhsiiso heerka ugu sarreeya:

Sony Alpha 7 IV (The Powerhouse):
​Resolution: 33MP oo sawirro aad u cad bixinaya.
​Video: 4K 60p (10-bit) oo loogu talagalay filim-qaadayaasha rasmiga ah.
​Focus: Advanced Real-time Eye AF (Focus aan marna kaa lumin).
​Best for: Dadka raba tignoolajiyada ugu dambaysa iyo muuqaalka tayada sare ah.

​Sony Alpha 7 III (The Legend):
​Resolution: 24.2MP oo caan ku ah dheelitirka midabka iyo iftiinka.
​Video: 4K HDR oo tayo leh, ku habboon vlogging-ka iyo sawirka guud.
​Battery: Mid ka mid ah kuwa ugu cimriga dheer kamaradaha Sony.
​Best for: Dadka raba kamarad "Professional" ah oo qiimaheedu yar yahay.

​Xaaladda: Labaduba waa Brand New

​Contact 📞: 636330680

24/01/2026

In ka badan 7 sano oo khibrad ah ayaan idiinku soo ururinay qalabkii u dambeeyay ee sawirka iyo muuqaalka; aragtidaada dhab ka dhig annaga ayaana kuu xambaarsan qalabkaas.

​Five Camera: Hoyga Qalabka Technology-yada.

​📍 Hargeisa, Somaliland.
💬 Noogu soo dir fariin ama naga soo wac WhatsApp number ±252 63 6330680 si aad u hesho talo iyo qalab tayo leh.

​

Category

Telephone

Website

Address


Hadhwanaag Hotel
Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fivecamera posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargesa.